{"id":39923,"date":"2017-09-17T23:46:07","date_gmt":"2017-09-17T20:46:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39923"},"modified":"2017-09-17T23:52:21","modified_gmt":"2017-09-17T20:52:21","slug":"qoraayaal-soomaaliyeed-oo-mweynaha-dawlada-federalka-soomaaliya-farmaajo-kula-kulmey-villa-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/qoraayaal-soomaaliyeed-oo-mweynaha-dawlada-federalka-soomaaliya-farmaajo-kula-kulmey-villa-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qoraayaal Soomaaliyeed oo M\/weynaha Dawlada Federalka Soomaaliya Farmaajo kula Kulmey Villa-Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qoraayaal-farmaajo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39924\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qoraayaal-farmaajo.jpg\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"574\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qoraayaal-farmaajo.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qoraayaal-farmaajo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Villa Soomaaliya kula kulmay xalay Qorayaal Soomaaliyeed oo ka qeybgalay bandhigga Buugaagta Muqdisho 2017.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa hadiyad ahaan loo guddoonsiiyey buugaag iyo farshaxanno lagu soo bandhigay Carwada Buugaagta muddadii sadexda maalmood ah oo ay furnayd.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qorayaasha la kulmay madaxweynaha ayaa la wadaagay caqabadaha ku xeeran wax qorista iyo soo bandhigiddeeda, iyagoona uga mahadceliyey madaxweynaha dhiiri- galinta uu u sameeyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu danbeyntii kula dardaarmay qorayaaasha in ay sii wadaan dadaalkooda maadama wax qoristu ay aasaas u tahay nolasha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale madaxweynaha waxaa uu bogaadiyey dadkii soo abaabulay Carwada iyo dadaalkii dheera oo ay ku bixiyeen sidii ay bulshadooda ugu adeegi lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Villa Soomaaliya kula kulmay xalay Qorayaal Soomaaliyeed oo ka qeybgalay bandhigga Buugaagta Muqdisho 2017. Madaxweyne Farmaajo ayaa hadiyad ahaan loo guddoonsiiyey buugaag iyo farshaxanno lagu soo bandhigay Carwada Buugaagta muddadii sadexda maalmood ah oo ay furnayd. Qorayaasha la kulmay madaxweynaha ayaa la wadaagay caqabadaha ku xeeran wax qorista iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39923"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39926,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39923\/revisions\/39926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}