{"id":39906,"date":"2017-09-17T22:42:59","date_gmt":"2017-09-17T19:42:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39906"},"modified":"2017-09-17T22:43:12","modified_gmt":"2017-09-17T19:43:12","slug":"doolaw-gobolka-gedo-xero-tababar-ku-taal-oo-uu-booqdey-mweynaha-jubaland-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/doolaw-gobolka-gedo-xero-tababar-ku-taal-oo-uu-booqdey-mweynaha-jubaland-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"Doolaw Gobolka Gedo Xero Tababar Ku taal oo uu Booqdey M\/weynaha Jubaland Axmed Madoobe."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/doolaw-xero-tababar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/doolaw-xero-tababar.jpg\" alt=\"\" width=\"883\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/doolaw-xero-tababar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/doolaw-xero-tababar-300x189.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 883px) 100vw, 883px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Jubaland ee ku sugnaa gobolka Gedo ayaa booqday xerada lagu tababaro ciidamada Daraawiishta Jubaland ee degmada Doolow, halkaa oo ay tababarro uga socdeen ciidamada ka tirsan Jubaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayaa booqashada waxaa ku wehlinayay wasiirka amniga Mudane C\/rashiid Xasan Cabdi Nuur, Wasiirka arimaha gudaha Jubaland Max\u2019ed Warsame Darwiish, Afhayeenka Jubaland C\/naasir Seeraar Maax iyo saraakiil kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu horeyn waxaa madasha ka hadlay wasiirka amniga Jubaland oo sheegay in xeradan ay tahay mid lagu tababaro ciidamada daraawiishta Jubaland, isagoo sheegay in ciidamo badan ay halkan ku tababarteen haatanna ay tababarro uga socdaan boqollaal kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Jubaland oo qudbad ka jeediyay goobta ayaa ku booriyay ciidamada in ay u dhabar adeygaan tababarrada adag ee la siinayo, isagoo kula dardaarmay in ay ka dhabeeyaan hadafka ay xerada u yimaadeen oo uu xusay in uu yahay difaaca shacabka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayaa ballanqaaday in ciidamadu ay heli doonaan dareeska ciidanka iyo agab kale ee ay u baahanyihiin inta uu tababarka socdo, isagoo sidoo kale sheegay in ay xoogga saari doonaan sidii ay ku heli lahaayeen qalabkii ay ku howlgeli lahaayeen marka ay tababarrada usoo idlaadaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaa la idinka doonayaa in aad gobolka isku furtaan, oo kooxaha nabad diidka ah ee weerarrada soo qaada aad adinku raadsataan, meeshii lagu sheegana ugu tagtaan,\u201d ayuu madaxweynuhu hadalkiisii raaciyay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay ciidamada in ay ka faa\u2019iideystaan taageerada shacabka, isagoo yiri \u201cShacabka ayaa idin taageersan, kooxahan naga soo horjeeda taageerada ay shacabka ka helaan waa mid qasab ah.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa gobolka waxa uu booqday degmada Baladxaawo isagoo sidoo kale kulamo kala duwan la qaatay qeybaha bulshada ee ku dhaqan degmooyinka Doolow iyo Baladxaawo ee gobolkaasi Gedo.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Jubaland ee ku sugnaa gobolka Gedo ayaa booqday xerada lagu tababaro ciidamada Daraawiishta Jubaland ee degmada Doolow, halkaa oo ay tababarro uga socdeen ciidamada ka tirsan Jubaland. Madaxweynaha ayaa booqashada waxaa ku wehlinayay wasiirka amniga Mudane C\/rashiid Xasan Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39907,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39906","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39906"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39908,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39906\/revisions\/39908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}