{"id":39899,"date":"2017-09-17T22:32:44","date_gmt":"2017-09-17T19:32:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39899"},"modified":"2017-09-17T22:33:22","modified_gmt":"2017-09-17T19:33:22","slug":"qaxooti-kasoo-jeeda-dalka-brundi-oo-qaramada-midoobey-sheegtey-in-lagu-laayey-dalka-congo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/qaxooti-kasoo-jeeda-dalka-brundi-oo-qaramada-midoobey-sheegtey-in-lagu-laayey-dalka-congo\/","title":{"rendered":"Qaxooti kasoo Jeeda Dalka Brundi oo Qaramada Midoobey Sheegtey in lagu laayey Dalka CONGO."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qaxooti-burundi.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39904\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qaxooti-burundi.png\" alt=\"\" width=\"856\" height=\"514\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qaxooti-burundi.png 703w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qaxooti-burundi-300x180.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 856px) 100vw, 856px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in si degdeg ah baaritaan loogu sameeyo qaxooti kasoo jeeda dalka Burundi oo lagu laayay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ayadoo si gaar ah loogu eedeeyay dilalka loo geystay qaxootiga ciidamada dowladda Burundi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warbixin kasoo baxday howlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee dalka Congo (MONUSCO) ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda dalkaasi ay toogasho ku dileen in ka badan 37 qof oo qaxooti ah oo kasoo jeeda dalka Burundi, sidoo kale ay dhaawacyo soo gaareen 117 qof oo kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ku simaha afhayeenka howlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee dalkaasi Florence Marchal ayaa ugu baaqday ciidamada dowladda dalkaasi in ay u turaan shacabka iyo dadka qaxootiga ah ee ku nool dalkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dibadbaxyo ay sameeyeen qaxootiga kasoo jeeda dalka Burundi ayaa lagu dilay hal askari, ayadoo dibadbaxayaashu ay ka cabanayeen afar qof oo kasoo jeeda dalka Burundi oo laga tarxiilay Congo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada dalka Burundi ayaa weerar ka geystay xero qaxooti oo ku taal magaalada Kamanyola, waxaana dadka halkaasi dagan ay sheegeen in weerarkaasi uu ahaa mid ay dowladdu ka warqabtay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sarkaal u hadlay wasaaradda arimaha gudaha dalka Congo ayaa sheegay in dadka qaxootiga ah ay dhagax tureen ciidamado halkaasi u tagay in ay xaaladda dajiyaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dalka Congo waxaa ku sugan boqollaal kun oo qaxooti ah oo kasoo jeeda dalka Burundi, kuwaa oo kasoo cararay colaadaha iyo dagaallada sokeeye ee u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka dalkaasi.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in si degdeg ah baaritaan loogu sameeyo qaxooti kasoo jeeda dalka Burundi oo lagu laayay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ayadoo si gaar ah loogu eedeeyay dilalka loo geystay qaxootiga ciidamada dowladda Burundi. Warbixin kasoo baxday howlgalka nabad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39899"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39905,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39899\/revisions\/39905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}