{"id":39881,"date":"2017-09-17T00:13:06","date_gmt":"2017-09-16T21:13:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39881"},"modified":"2017-09-17T00:21:11","modified_gmt":"2017-09-16T21:21:11","slug":"aqoon-yahanada-soomaliland-iyo-soomaaliya-oo-dawlada-turkigu-dood-u-qabateymaxey-ku-saabsaned","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/aqoon-yahanada-soomaliland-iyo-soomaaliya-oo-dawlada-turkigu-dood-u-qabateymaxey-ku-saabsaned\/","title":{"rendered":"Aqoon yahanada Soomaliland iyo Soomaaliya oo Dawlada Turkigu Dood u Qabatey\/maxey ku saabsaned?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bulxan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39882\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bulxan.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"496\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bulxan.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bulxan-300x163.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Aqoonyahan Dr:Xuseen Cabdilaahi Bulxan ayaa ka warbixiyey shir Turkiga ka dhacay oo ay isku soo hor fadhiisteen aqoonyahano ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya oo aqoonyahano Turkiga ahina goob joog ka ahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bulxan ayaa sheegay in wada hadalkan labadda aqoonyahan dhexmaray uu noqonayo kii labaad,isla markaana si toos ah looga doodayey sababta Somaliland uga go\u2019day Soomaaliya iyo sababta SOomaaliya u doonayso midnimadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa uu Bulxan sheegay in Turkiga si toos ah ugu soo bandhigeen aragtidda shacabka Somaliland ka aaminsan yihiin Turkiga ee xaga dhex dhexaadnimadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwuxuu ahaa shirkii labaad ee aqoonyahanka Soomaaliland iyo Soomaaliya, sanad iyo woxooga ka hor ayaa kii ugu horeeyey la qabtay, waxaana lagu heshiiyey in afar kale la qabto, oo aqoonyahanka Somaliland, aqoonyahanka Turkiga iyo kuwo Soomaaliya isku yimaadaan, wada hadaladii siyaasiyiintu markii ay lix goor kulmeen ee waxba ka soo bixi waayey ayey joogsadeen, anaga waxa naga go\u2019need in aqoonyahanadd dhigayaga ee Soomaaliya iyo Turkiga inaanu xal u raadino oo wada hadalkaasi dheeraad soo afjarno,\u201dayuu yidhi Bulxan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu ka hadlayey dhex dhexaadnimadda Turkiga waxa uu yidhi \u201cAnagu markii aanu Turkiga tagnay wixii aanu Turkiga u sheegnay wixii aanu ka qabnay oo aan leex leexad lahayn, waxaanu nidhi dhex dhexaadin baad doonaysa ee ma idinkaa u qalma, Soomaaliya wax badan baad u qabateen, wadooyin baad u samaysaan, safaaradii ugu weynayd ee aduunka ku lahaydeen baad ka dhisanaysaan, Somaliland maxaad u qabateen wax alaale wax aad u qabateen ma jirto, haddii aad dhex dhexaadinaysaan waa inaad labada dhinac isku miisaantaan, taasina ma jirto ee sideen idiin aamiinna, ta labaad waxaanu ku nidhi dadkayagu waxay qabaan bulshadan xoriyad la soo noqoshadda ama aayo ka tashiga ay dadku leeyihiin idinku qudhiinu isku haysataa kurdiyiinta, marka sidee baad u ogolaan kartaan Somaliland, xasuuq baan tirsana, xasuuq marka laga hadlayana idinka xasuuq la idiin haystaa, marka anagu afkaartii dadkayaga ayaanu si toos ah u soo hordhignay Turkiga.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Wada hadaladdii udhaxeeyey Somaliland iyo SOomaaliya ayaa waxa doorkan ka qaybgalay aqoonyahanadda labadda dhinac, waxaana goob joog ka ahaa ama dhex dhexaadinayey aqoonyahanno Turki ah oo labadda doodood isku dhagaysanayey, waxaana sii socon doonna doodahaasi aqoonyahanka oo laba jeer oo kale lagu kulmi doonaa wadanka Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqoonyahan Dr:Xuseen Cabdilaahi Bulxan ayaa ka warbixiyey shir Turkiga ka dhacay oo ay isku soo hor fadhiisteen aqoonyahano ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya oo aqoonyahano Turkiga ahina goob joog ka ahaayeen. Bulxan ayaa sheegay in wada hadalkan labadda aqoonyahan dhexmaray uu noqonayo kii labaad,isla markaana si toos ah looga doodayey sababta Somaliland uga go\u2019day [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39881"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39881\/revisions\/39885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}