{"id":3987,"date":"2011-11-05T11:15:16","date_gmt":"2011-11-05T11:15:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3987"},"modified":"2011-11-05T11:16:35","modified_gmt":"2011-11-05T11:16:35","slug":"madaxweyne-darmaan-iyo-gudoomiye-tima-jilic-oo-hambalyo-ku-aadan-ciidul-adxaa-hawada-u-mariyey-shucuubka-muslimiinta-gaar-ahaan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/madaxweyne-darmaan-iyo-gudoomiye-tima-jilic-oo-hambalyo-ku-aadan-ciidul-adxaa-hawada-u-mariyey-shucuubka-muslimiinta-gaar-ahaan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Darmaan Iyo Gudoomiye Tima Jilic Oo Hambalyo Ku Aadan Ciidul Adxaa Hawada U Mariyey Shucuubta Muslimiinta gaar Ahaan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Darma-Timo2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3992\" title=\"Darma-Timo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Darma-Timo2-300x150.jpg\" alt=\"\" width=\"408\" height=\"204\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Darma-Timo2-300x150.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Darma-Timo2.jpg 612w\" sizes=\"auto, (max-width: 408px) 100vw, 408px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyeed C\/Nuur Axmed Darmaan Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa hambalyo Ku Aadan Ciiddul Adxaa U Diray Dhammaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan Kuwa Soomaaliyeed Meel Waliba oo ay Dunida Ka Joogan Dal Iyo Dibadba<\/p>\n<p>Labadaan masuul Iyo Dhammaan Masuuliyiinta kale ee XMJS ayaa waxa ay Shacabka Soomaaliyeed U Rajeeyeen In Sanadkaan sanadkiisa Uu Alle Ku gaarsiyo Bash Bahs Iyo Barwaaqo<\/p>\n<p>Sidoo Kale waxa ay Alle Uga baryeen In Soomaaliya Uu Siiyo Nabad Dhibkana Ka Dulqaado Si Loo gaaro Horumar La Mid ah Kuwa ay haatan Ku Tallaabsadeen Dunida Horumartay<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxa ay Shacabka Soomaaliyeed Ugu baaqeen In ay Ka Fikiraan danahooda Aayahoodana ay Iyagu Ka tashaan Maadaama ay aan Cidna U Maqnayn Ceelna U Qodnayn<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Madaxweynaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyeed C\/Nuur Axmed Darmaan Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa hambalyo Ku Aadan Ciiddul Adxaa U Diray Dhammaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan Kuwa Soomaaliyeed Meel Waliba oo ay Dunida Ka Joogan Dal Iyo Dibadba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3987","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3987"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3994,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3987\/revisions\/3994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}