{"id":39864,"date":"2017-09-16T19:39:09","date_gmt":"2017-09-16T16:39:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39864"},"modified":"2017-09-16T19:40:50","modified_gmt":"2017-09-16T16:40:50","slug":"gacan-ku-heynta-degmada-ceel-waaq-oo-al-shabaab-la-wareegeenwaa-sidee-xaaladda-deegaankaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/gacan-ku-heynta-degmada-ceel-waaq-oo-al-shabaab-la-wareegeenwaa-sidee-xaaladda-deegaankaasi\/","title":{"rendered":"Gacan Ku Heynta Degmada Ceel waaq oo Al-shabaab La Wareegeen\/waa sidee Xaaladda Deegaankaasi?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/alshabaab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39865\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/alshabaab1.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/alshabaab1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/alshabaab1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Weerar culus oo loo adeegsaday qaraxyo iyo hubka noocyadiisa kala duwan oo Aroornimadii hore ee saakay Al-shabaab ay ku qaadeen Ceel-Waaq kaddib ayeey u suurtagashay in ay la wareegaan guud ahaanba gacan ku heynta degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wariye ku sugan gobolka Gedo oo lagu magacaabo Jamaal Xusseen Yuusuf ayaa sheegay in gadiidka dagaalka Al-shabaab subaxnimadii hore ee saakay gudaha u galeen degmada, iyaga oo weerar isugu jira qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday saldhiga iyo xarunta degmada oo sida uu wariyuhu sheegay bur bur xoogan soo gaaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka shacabka ah ee ku sugan degmada Ceelwaaq ayaa sheegay in gacan ku heynta degmada la wareegeen Al-shabaab waxaana la sheegay in ciidamadii halkaa ku sugnaan u firxadeen dhinaca xadka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddaha magaalada ayaa lagu arkayaa gadiidka dagaalka iyo xoogag aad u heysan oo ka tirsan Al-shabaab oo gaafwareegaya xaafaddaha ay degmada ka kooban tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarkan oo ahaa mid culus ayaa imanaya xili madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland uu ku sugan yahay degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo oo booqasho uu ku marayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Weerar culus oo loo adeegsaday qaraxyo iyo hubka noocyadiisa kala duwan oo Aroornimadii hore ee saakay Al-shabaab ay ku qaadeen Ceel-Waaq kaddib ayeey u suurtagashay in ay la wareegaan guud ahaanba gacan ku heynta degmada. Wariye ku sugan gobolka Gedo oo lagu magacaabo Jamaal Xusseen Yuusuf ayaa sheegay in gadiidka dagaalka Al-shabaab subaxnimadii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39864"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39867,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39864\/revisions\/39867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}