{"id":39860,"date":"2017-09-16T19:11:39","date_gmt":"2017-09-16T16:11:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39860"},"modified":"2017-09-16T19:25:21","modified_gmt":"2017-09-16T16:25:21","slug":"ciidamo-kawada-tirsan-dawladda-federalka-oo-dagaal-culusi-ku-dhexmarey-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/ciidamo-kawada-tirsan-dawladda-federalka-oo-dagaal-culusi-ku-dhexmarey-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamo Kawada Tirsan Dawladda Federalka oo Dagaal Culusi Ku Dhexmarey Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/ciidamo-dagaalamey-xamar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39861\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/ciidamo-dagaalamey-xamar.jpg\" alt=\"\" width=\"899\" height=\"527\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/ciidamo-dagaalamey-xamar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/ciidamo-dagaalamey-xamar-300x176.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 899px) 100vw, 899px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Aroornimadii hore ee saakay ka dhacay weybo ka mid ah degmooyinka Deyniile iyo Hodan ee gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Haanta-dheer xeradii ciidamada 77 illaa difaaca cirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in dagaalkan ay qaadeen ciidamada xasilinta caasimada, iyaga oo weeraray goob ay ku sugnaayeen ciidamada ku labisnaa dareyska militariga.<\/p>\n<p align=\"justify\">G\/dhexe C\/llaahi Faarax Siyaad oo ka mid ah saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay subaxnimadii hore ee saakay weerar lagu soo qaaday islamarkaana aysan ogeyn ujeedka lagu weeraray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ayaa la sheegay in uu geystay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka rayidka ah,balse ma jirto cid wali xaqiijisay tirada dhimashada iyo dhaawaca intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma\u2019aha markii ugu horeysay oo sidan oo kale caasimada ugu dagaalamaan ciidamada xasilinta iyo kuwa militariga Soomaaliya,<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Aroornimadii hore ee saakay ka dhacay weybo ka mid ah degmooyinka Deyniile iyo Hodan ee gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Haanta-dheer xeradii ciidamada 77 illaa difaaca cirka. Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in dagaalkan ay qaadeen ciidamada xasilinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39861,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39860","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39860"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39863,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39860\/revisions\/39863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}