{"id":39837,"date":"2017-09-15T03:15:54","date_gmt":"2017-09-15T00:15:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39837"},"modified":"2017-09-15T03:18:38","modified_gmt":"2017-09-15T00:18:38","slug":"golaha-wasiirada-soomaaliya-oo-warbixin-ka-dhageystey-guddiga-doorashooyinka-madaxa-banaan-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/golaha-wasiirada-soomaaliya-oo-warbixin-ka-dhageystey-guddiga-doorashooyinka-madaxa-banaan-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Warbixin ka dhageystey Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/golaha-wasiirada-shir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39838\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/golaha-wasiirada-shir.jpg\" alt=\"\" width=\"858\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/golaha-wasiirada-shir.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/golaha-wasiirada-shir-300x212.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 858px) 100vw, 858px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka Khamiislaha ee todobaadkiiba mar ay yeesheen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya uuna shir guddoomiyay ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa looga wada hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo 2020ka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adaha amniga ayaa ugu horreyntii laga dhageystay warbixinta amniga, iyagoo sheegay in kooxaha ka soo horjeeda dowladda in ay gobollada qaar qaraxyo ka geysteen oo shacab ay ku laayeen, iyadoo hay\u2019adaha amniga ay sii laba jibaarayaan soo celinta amniga iyo xasiloonida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheegtay in ay socoto qiimeyn lagu sameynayo diyaar garowga ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku aadan sidii ay amniga dalka ula wareegi lahaayeen mustaqbalka dhaw.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka oo soo bandhigay qorshaha guud ee doorashooyinka, si qoto dheerna uga warbixiyey horumarka ay ku tallaabsadeen ee ku aadan u diyaar garowgooda, sheegeyna in ay ka go\u2019antahay sidii dalka looga hirgelin lahaa doorashooyin hal cod iyo hal qof ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga ayaa sheegay inay daraasad ku sameeyeen dalal badan oo duruufaha heysta ay la mid yihiin Soomaaliya haddana ay doorashooyin ka qabsoomeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga ayaa sheegay in ay jiraan caqabado fara badan, kana codsaday in golaha wasiirada ay xal u helaan caqabadahaas oo ay ka mid yihiin tan dhaqaalaha, amniga iyo siyaasada oo muhiim u ah qabsoomida doorashooyinka. golaha wasiirada ayaa guddiga ku ammaanay dadaalkooda una ballanqaaday inay u fududeyn doonaan howlahooda si dalka looga hirgeliyo doorashooyin hal qof iyo hal cod ah 2020ka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha wasiirada ayaa dood dheer iyo falanqeyn ka dib si aqlabiyad leh ku ansaxiyey Hindise Sharciyeedka xaqsiinta ciidamada qalabka Sida, oo muhiim u ah dib-u-habeynta ciidamada Qaranka iyo sidii dadka howlgabka ah, agoonta iyo curyaamiinta ay u heli lahaayeen xaquuqdooda aasaasiga ah. Sharcigan ayaa ahaa mid dib u eegis ku sameeyey Sharci Lr 6 ee 31kii December 1969kii, si loola saanqaado xaalada dalka ku suganyahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gollaha wasiirada ayaa ugu danbeyntii ka dooday hindise sharciyeedyo kale si looga soo baaraandago oo kulamada danbe loo ansixiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale golaha wasiirada ayaa dib u eegis ku sameeyey xeer hoosaadka golaha wasiirada, kuna ballamay inay ka soo baaraandegaan si loo ansixiyo kulamada danbe.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Khamiislaha ee todobaadkiiba mar ay yeesheen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya uuna shir guddoomiyay ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa looga wada hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo 2020ka. Hay\u2019adaha amniga ayaa ugu horreyntii laga dhageystay warbixinta amniga, iyagoo sheegay in kooxaha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39838,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39837"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39840,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39837\/revisions\/39840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}