{"id":39828,"date":"2017-09-15T02:33:22","date_gmt":"2017-09-14T23:33:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39828"},"modified":"2017-09-15T02:36:43","modified_gmt":"2017-09-14T23:36:43","slug":"soomaaliya-iyo-hayadda-qm-ee-qaabilsan-hawada-icao-oo-kala-saxiixdey-la-xiriira-maamulka-hawada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/soomaaliya-iyo-hayadda-qm-ee-qaabilsan-hawada-icao-oo-kala-saxiixdey-la-xiriira-maamulka-hawada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Hay&#8217;adda Q\/M ee Qaabilsan Hawada ICAO oo kala Saxiixdey la xiriira Maamulka Hawada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hawada-som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39829\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hawada-som.jpg\" alt=\"\" width=\"873\" height=\"698\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hawada-som.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hawada-som-300x240.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 873px) 100vw, 873px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaarada duulista hawada dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar ayaa kulan uu la qaatay mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adda duulista hawadda ee ICAO waxaa ay ka wada hadleen sidii dhaqse dowladda Soomaaliya loogu soo wareejin lahaa maamulka hawaddeeda loogana soo rari lahaa xarunta maamulka hawada magaalada Nairobi iyadoo loo soo wareejinayo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka iyo wafdigii socdaalka ku wehlinayay waxaa ay kulan gaar ah kula qaateen magaalada Montreal ee dalka Canada xoghayaha guud ee hay\u2019adda ICAO haweenayda lagu magacaabo Drs Fang Lie iyo saraakiil sare oo ka socday hay\u2019ada ICAO,waxaana shirkan oo looga hadlay qorshaha looga soo rarayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya maamulka hawada Soomaaliya iyo sidii loo dadejin lahaa in sanadkan gudihiisa maamulka hawada si toos ah loogu soo wareejiyo maagaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xog-hayaha guud ee Hay\u2019ada ICAO Dr Fang Lie ayaa sheegtay in wasiirka iyo wafdigiisa ay yeesheen wadahal miro dhal ah iyo in sida ugu dhaqsaha badan hay\u2019ada FISS ee hadda gacanta ku haysa adeega duuliymaadyada Soomaaliya in magaalada Muqdisho lagu soo wareejiyo oo maamulka hawada Soomaaliya xarun u noqoto.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cKulan aan qaadanay madaxda Hay\u2019adda ICAO wuxuu ku saabsanaa sidii maamulka hawada Soomaaliya loogu soo wareejin lahaa magaalada Muqdisho,in si dhaqsi ah arrintaasi ay u dhacdo, ayaan ka wada hadalnay,waxaan kala saxiixanay heshiis ku saabsan in hay\u2019adda FISS oo hadda Nairobi ku maamusho hawada Soomaaliya ay ugu soo wareejin lahayd Muqdisho\u201d, ayuu yiri Maxamed C\/llaaahi Salaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawadda dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad iyo Agaasimaha xafiiska farsamada iyo iskaashiga ee hay\u2019addaasi ICAO Ivan Galan ayaa si toos ah u kala saxiixday haeshiiskaasi, iyadoo la filayo in dhawaan magaalada Muqdisho laga maamulo hawadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarada duulista hawada dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar ayaa kulan uu la qaatay mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adda duulista hawadda ee ICAO waxaa ay ka wada hadleen sidii dhaqse dowladda Soomaaliya loogu soo wareejin lahaa maamulka hawaddeeda loogana soo rari lahaa xarunta maamulka hawada magaalada Nairobi iyadoo loo soo wareejinayo magaalada Muqdisho. Wasiirka iyo wafdigii socdaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39829,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39828"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39831,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39828\/revisions\/39831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}