{"id":3981,"date":"2011-11-05T11:07:20","date_gmt":"2011-11-05T11:07:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3981"},"modified":"2011-11-05T11:07:20","modified_gmt":"2011-11-05T11:07:20","slug":"al-shabaab-oo-beenisay-in-ay-iyagu-iyo-koox-burcad-badeed-soomaali-ah-ku-dagaalameen-magaalada-xaradheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/al-shabaab-oo-beenisay-in-ay-iyagu-iyo-koox-burcad-badeed-soomaali-ah-ku-dagaalameen-magaalada-xaradheere\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo Beenisay In ay Iyagu Iyo Koox Burcad badeed Soomaali ah Ku Dagaalameen Magaalada Xaradheere"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shabaab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3984\" title=\"shabaab\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shabaab1-300x246.jpg\" alt=\"\" width=\"325\" height=\"266\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shabaab1-300x246.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shabaab1.jpg 320w\" sizes=\"auto, (max-width: 325px) 100vw, 325px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Wa<\/strong><strong>rsom)<\/strong><\/p>\n<p>Iyadoo ay Maalinkii Shalay warbaahinta Gudaha ay baahiyeen In Magaalada Xaradheere Uu Dagaal Xoogan Ku Dhex Maray Xoogaga Al Shabaab Iyo Maleeshiyo Hubeysan Oo Taabacsan Masuul Ka Tirsan Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliya ayaa waxaa Hadalkaasi Beeniyey xarakadda Al Shabaab<\/p>\n<p>Sarkaal U hadlay Xoogaga Al Shabaab oo Ku Sugan Magaaladaasi ayaa Shaaciyey In aysan waxba ka Jirin wararka ay warbaahinta Buun Buuniyeen Waxa Uuna Xusay In Ciidamada Xisbada Magaaladasi ay Baacsadeen Ruux La Sheegay In Uu Hubeysan isla Markaan ay Gacanta Ku Soo Dhigeen<\/p>\n<p>Masuulkaan ayaa Waxa Uu hadalkiisa Intaa raaciyey In Magaalada xaradheere ay Tahay Goob Xasiloon oo ay Iyagu Gacanta Ku hayaan mana Jiro ayuu Yiri Maleeshiyaad La dahgaalamay Xoogaga Al Shabaab<\/p>\n<p>Hadalka ka Soo Yeeray sarkaalkaani ayaa Ku Soo aadaya Xili maalinkii Shalay La hadal Hayey In Dagaali Uu Magaaladaasi Ku Dhexmaray Al Shabaab Iyo Maleeshiyaad Uu watay Shaqsiyaadka maal Galiyo Burcad Badeeda<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Iyadoo ay Maalinkii Shalay warbaahinta Gudaha ay baahiyeen In Magaalada Xaradheere Uu Dagaal Xoogan Ku Dhex Maray Xoogaga Al Shabaab Iyo Maleeshiyo Hubeysan Oo Taabacsan Masuul Ka Tirsan Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliya ayaa waxaa Hadalkaasi Beeniyey xarakadda Al Shabaab Sarkaal U hadlay Xoogaga Al Shabaab oo Ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3981","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3986,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3981\/revisions\/3986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}