{"id":39787,"date":"2017-09-13T02:00:59","date_gmt":"2017-09-12T23:00:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39787"},"modified":"2017-09-13T03:03:22","modified_gmt":"2017-09-13T00:03:22","slug":"raashin-gar-gaar-ah-looguna-tala-galey-dadka-dhibaatesan-oo-xildhibaano-sheegeen-in-la-musuq-maasuqey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/raashin-gar-gaar-ah-looguna-tala-galey-dadka-dhibaatesan-oo-xildhibaano-sheegeen-in-la-musuq-maasuqey\/","title":{"rendered":"Raashin Gar Gaar ah looguna Tala Galey Dadka Dhibaatesan oo Xildhibaano Sheegeen in la Musuq Maasuqey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beled-xaawo1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39788\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beled-xaawo1.jpg\" alt=\"\" width=\"862\" height=\"406\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beled-xaawo1.jpg 327w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beled-xaawo1-300x141.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 862px) 100vw, 862px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dowlad goboleedka Jubbaland oo ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay masuuliyiinta Jubbaland in la musuqmaasuqay raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka ku dhibaateysan gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanadan ayeey ku sheegeen in raashinka gargaarka ah ee la lusaday ay ku deeqeen dowladdaha Turkiga iyo Sacuudiga oo loogu talagalay dadka ku dhaqan gobolka Gedo iyagoo arintan ku eedeeyay wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland iyo ku-xigeenkiisa.<\/p>\n<p>\u201cSaddaxdii sano ee la soo dhaafayba deegaannada kala duwan ee gobolka Gedo waxaa ka jirtay abaar baahsan oo saameysay dadka duunyada, waxaa jirtay gargaar dowladdaha Turkiga iyo Sacuudiga ay ku deeqeen oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadkaasi dhibaateysan in ay musuqmaasuqeen mas\u2019uuliyiinta maamulka Jubbaland, gaar ahaan wasiirka wasaarada arrimaha gudaha iyo ku-xigeenkiisa\u2019\u2019ayey sheegeen in xildhibaannadan.<\/p>\n<p>\u201cMar aan isku deynay arintan in aan kala hadalno maamulka waa naloo diiday waxaana ay inoo sheegeen in ay hayaan lacag dhan $120 kun oo doolar oo dadka ku dhaqan gobolka u qeybin doonaan, taasoo muujineysa ayey yiraaheen in la iibsaday raashinkii loogu-tagalay dadkaa dhibaateysan\u2019\u2019 ayaa raaciyeen hadalkooda.<\/p>\n<p>Siddoo kale dadka ku dhaqan deegaannada gobolka Gedo ayeey sheegeen in ay wax gargaar ah ka hellin dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland intaba.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, xildhibaannadan ayaa cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay magaalada Beled-Xaawo oo ay geysteen xoogagga Al-shabaab, iyaga oo dhinaca kalana codsaday in sharciga la horkeeno dad mudo dheer ku jira xabsiyada degooyinka Beled-Xaawo, Luuq iyo Dooloow ama dib xoriyadooda loo siiyo, iyaga oo dhinaca kalana cambaareeyay dilkii afar maxbuus oo bishii July lagala baxay xabsi ku yaala degmada Beled-Xaawo iyaga oo aan maxkamad la horkeenin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dowlad goboleedka Jubbaland oo ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay masuuliyiinta Jubbaland in la musuqmaasuqay raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka ku dhibaateysan gobolka Gedo. Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanadan ayeey ku sheegeen in raashinka gargaarka ah ee la lusaday ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39788,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39789,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39787\/revisions\/39789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}