{"id":39779,"date":"2017-09-12T21:22:58","date_gmt":"2017-09-12T18:22:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39779"},"modified":"2017-09-13T01:03:47","modified_gmt":"2017-09-12T22:03:47","slug":"kadib-weerarkii-al-shabaab-ku-qaadeen-beled-xaawo-oo-ciidamadda-kenya-heegan-la-geliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/kadib-weerarkii-al-shabaab-ku-qaadeen-beled-xaawo-oo-ciidamadda-kenya-heegan-la-geliyey\/","title":{"rendered":"Kadib Weerarkii Al-shabaab ku Qaadeen Beled Xaawo  oo Ciidamadda Kenya Heegan La Geliyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/heegan-c-kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39780\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/heegan-c-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"483\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/heegan-c-kenya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/heegan-c-kenya-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada booliska iyo militeriga kenya, ayaa ciidamada ku amray in ay si weyn u adkeeyaan ammaanka magaalladda Mandera ee waqoyi bari dalka kenya, kaddib markii Al-Shabaab ay shalay weerar ku qaadeen degmadda Beled-Xaawo, oo aan ka fogeyn xuduuda Kenya iyo Somalia.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa tan iyo shalay waxaa ay ku jiraan dhiifanaan xooggan, waxaana ciidamo farabadan la geeyay xuduuda.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka iyo saraakiisha ciidamada ayaa shalay sheegay in ay maqlayeen rasaas iyo qaraxyo ka dhacayay degmadda Beled-Xaawo, taasi ay sababtay in ciidamaa heegan ay galaan.<\/p>\n<p>Deegaanno ka tirsan Jubbooyinka iyo Gedo, waxaa ku sugan ciidamada Kenya oo taageeraya ciidamada dowladda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa dhowr-jeer weeraro ka geystay magaalladda Mandera ee waqoyi bari dalka kenya, waxaana weeraradaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay ilaa toban kalena way ku dhaawacmeen weerar Al-Shabab ay shalay ku qaadeen magaalladda Beled Xaawo.<\/p>\n<p>Dadka magaalladda ayaa sheegay in Al-Shabab ay magaalladda soo weerareen salaaddii subax iyagoo laba dhinac kasoo weeraray.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shababa ayaa weerar ku qaaday saldhig milatari oo ku yaalla duleedka magaalladda halkaasi ay la beegsadeen weerarro iskugu jira qaraxyo iyo weerar ciidan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ay weerareen saldhigga booliiska iyo xarunat degmada, waxaana la sheegayaa inay ugu yaraan laba qof toogteen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Saraakiisha Ciidamada booliska iyo militeriga kenya, ayaa ciidamada ku amray in ay si weyn u adkeeyaan ammaanka magaalladda Mandera ee waqoyi bari dalka kenya, kaddib markii Al-Shabaab ay shalay weerar ku qaadeen degmadda Beled-Xaawo, oo aan ka fogeyn xuduuda Kenya iyo Somalia. Ciidanka ayaa tan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39780,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39781,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39779\/revisions\/39781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}