{"id":39776,"date":"2017-09-12T21:03:31","date_gmt":"2017-09-12T18:03:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39776"},"modified":"2017-09-12T21:11:33","modified_gmt":"2017-09-12T18:11:33","slug":"diyaarad-dagaal-oo-duqeyn-ka-geysatey-deegaanno-hoostaga-gobolka-gedowaxyeelada-ay-geysteen-intee-la-egtahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/diyaarad-dagaal-oo-duqeyn-ka-geysatey-deegaanno-hoostaga-gobolka-gedowaxyeelada-ay-geysteen-intee-la-egtahey\/","title":{"rendered":"Diyaarad Dagaal oo Duqeyn ka geysatey Deegaanno Hoostaga Gobolka Gedo\/waxyeelada ay geysteen intee la egtahey?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/diyaradduqeyn.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39777\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/diyaradduqeyn.jpg\" alt=\"\" width=\"836\" height=\"445\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/diyaradduqeyn.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/diyaradduqeyn-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 836px) 100vw, 836px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegay in xalay diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaanno hoos-yimaada degmadda Beled-Xaawo.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Al-qaadi, oo warbaahinta u warramay ayaa sheegay in deegaannada la duqeeyay ay kamid yihiin Qabar-sheeq iyo Bur-sagaar, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Md. Al-qaadi, ayaa sidoo kale sheegay in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, loogana gubay ila Saddex gaari oo ay lahaayeen.<\/p>\n<p>\u201cDiyaaraddaha duqeynta fuliyay ayaa waxaa laga leeyahay dowladdaha aan deriska nahay, dib ayaan ka faah faahin doonaa khasaaraha rasmiga ah.\u201d Ayuu yiri Guddoomiye Al-qaadi.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay ilaa toban kalena way ku dhaawacmeen weerar Al-Shabab ay shalay ku qaadeen magaalladda Beled Xaawo.<\/p>\n<p>Dadka magaalladda ayaa sheegay in Al-Shabab ay magaalladda soo weerareen salaaddii subax, iyagoo laba dhinac kasoo weeraray.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shababa ayaa weerar ku qaaday saldhig milatari oo ku yaalla dulleedka magaalladda, halkaasi oo ay la beegsadeen weerarro iskugu jira qaraxyo iyo weerar ciidan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ay weerareen saldhigga booliiska iyo xarunat degmada, waxaana la sheegayaa inay ugu yaraan laba qof toogteen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Maamulka Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegay in xalay diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaanno hoos-yimaada degmadda Beled-Xaawo. Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Al-qaadi, oo warbaahinta u warramay ayaa sheegay in deegaannada la duqeeyay ay kamid yihiin Qabar-sheeq iyo Bur-sagaar, sida uu hadalka u dhigay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39777,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39776"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39778,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39776\/revisions\/39778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}