{"id":39713,"date":"2017-09-08T20:07:39","date_gmt":"2017-09-08T17:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39713"},"modified":"2017-09-08T20:08:50","modified_gmt":"2017-09-08T17:08:50","slug":"fadhiga-11aad-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-berri-la-filayo-in-looga-hadlo-arrimo-uu-ku-jiro-gacan-gelinta-qalbi-dhagax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/fadhiga-11aad-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-berri-la-filayo-in-looga-hadlo-arrimo-uu-ku-jiro-gacan-gelinta-qalbi-dhagax\/","title":{"rendered":"Fadhiga 11&#8217;aad ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Berri La Filayo in looga Hadlo Arrimo uu ku Jiro Gacan gelinta Qalbi Dhagax."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo shalay kulan ku yeeshay magaalladda Muqdisho, ayaa sheegay in kulanka Baarlamaanka ee maalinta berri ah ee taariikhda ay ku beegantahay 9\/9\/2017 looga hadli doono arrimo ay kamid yihiin go\u2019aankii xukuumadda ay ka qaadatay arrinta Qalbi-Dhagax.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka C\/kariin Xaaji Cabdi (Buux), ayaa warbaahinta u cadeeyay in ajandaha ugu muhiimsan ee kulanka uu yahay go\u2019aankii ka soo baxay Xukuumadda oo ku saabsanaa arrinta Sarkaalka ONLF.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Baarlamaanka, ayaa ku kala qeybsan arrinta Qalbi-Dhagax, waxaana kulanka baarlamaanka la filayaa in uu noqdo mid xiiso baddan, sida siyaasiyiinta ay sheegayaan.<\/p>\n<p>Xildhibaannadda go&#8217;aanka xukuumadda, ku kala aragti ah ayaa kulamo is-arag ah, waxaa ay ku yeelanayeen magaalladda Muqdisho tan iyo markii uu soo baxay go&#8217;aanka. Abaabul ballaaran ayaa ka socda magaalladda, waxaana loo arkaa in aan hal meel loo wada socon.<\/p>\n<p>Qalbi Dhagax, waa sargaal sare oo ka tirsan jabhadda ONLF oo dowladda Soomaaliya qabatay, kaddibna ku eedeysay in xiriir uu la leeyahay kooxaha argagixisada ah kuna wareejisey Itoobiya.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirradu waxey hoosta ka xarriiqeen in Qalbi-Dhagax uu ahaa sarkaal sare oo ka tirsan Jabhadda hubeysan ee ONLF, isla markaasna uu falal lid ku ah amniga dalka uu ka dhexwaday geyiga Soomaaliya iyo mandaqadda, iskaashi dhowna la lahaa kooxaha araga-gixisada ee Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Kulankan maalinta berri ah ayaa waxaa uu yahay kii 11-aad ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo shalay kulan ku yeeshay magaalladda Muqdisho, ayaa sheegay in kulanka Baarlamaanka ee maalinta berri ah ee taariikhda ay ku beegantahay 9\/9\/2017 looga hadli doono arrimo ay kamid yihiin go\u2019aankii xukuumadda ay ka qaadatay arrinta Qalbi-Dhagax. Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka C\/kariin Xaaji Cabdi (Buux), ayaa warbaahinta u cadeeyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39715,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39713\/revisions\/39715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}