{"id":39707,"date":"2017-09-08T19:34:16","date_gmt":"2017-09-08T16:34:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39707"},"modified":"2017-09-08T19:35:49","modified_gmt":"2017-09-08T16:35:49","slug":"heshiis-la-sheegey-in-maxaabiista-isugu-celiniyaan-soomaaliya-iyo-india-oo-xukuumadda-soomaaliya-ansixisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/heshiis-la-sheegey-in-maxaabiista-isugu-celiniyaan-soomaaliya-iyo-india-oo-xukuumadda-soomaaliya-ansixisey\/","title":{"rendered":"Heshiis La sheegey in Maxaabiista isugu Celiniyaan Soomaaliya iyo India oo Xukuumadda Soomaaliya Ansixisey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/heshiis-india-iyo-somalia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/heshiis-india-iyo-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/heshiis-india-iyo-somalia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/heshiis-india-iyo-somalia-300x164.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii shalay waxaa ay ku ansixiyeen heshiiska isu-celinta maxaabiista dowladdaha India iyo Soomaaliya, waxaana heshiiska dhawaan loo gudbin doono Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda ayaa golaha soo hordhigay Heshiis ay Dowladdaha India iyo Soomaaliya kala saxiixdeeen ee isu-celinta maxaabiista, oo suurtogelin doona in maxaabiista muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India la keeni doono dalkooda hooyo.<\/p>\n<p>Xabsiyadda ku yaalla dalka India, waxaa ku xiran Soomaali baddan, kuwaas oo intooda baddan lagu eedeeyay burcad-baddeednimo.<\/p>\n<p>Dowladda India, ayaa dhawaan xukun ku riday eedeysanayaasha, balse xukuumadda ayaa iminka dadaal ugu jirta sidii Soomaaliddaasi loogu soo celin lahaa dalkooda Hooyo ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankii Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayay Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa arrimaha looga hadlay waxaa ka mid ahaa arrimaha amniga, ansixinta Hindise Sharciyeedka Batrooka, Heshiiska isu-celinta maxaabiista ee India iyo Soomaaliya iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii shalay waxaa ay ku ansixiyeen heshiiska isu-celinta maxaabiista dowladdaha India iyo Soomaaliya, waxaana heshiiska dhawaan loo gudbin doono Baarlamaanka. Wasiirka Arrimaha Dibedda ayaa golaha soo hordhigay Heshiis ay Dowladdaha India iyo Soomaaliya kala saxiixdeeen ee isu-celinta maxaabiista, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39708,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39707"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39709,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39707\/revisions\/39709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}