{"id":3970,"date":"2011-11-04T13:12:57","date_gmt":"2011-11-04T13:12:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3970"},"modified":"2011-11-04T13:16:09","modified_gmt":"2011-11-04T13:16:09","slug":"al-shabaab-oo-ku-hanjabtay-in-ay-dagaal-culus-la-gali-doonto-dowladda-dalka-france","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/al-shabaab-oo-ku-hanjabtay-in-ay-dagaal-culus-la-gali-doonto-dowladda-dalka-france\/","title":{"rendered":"Al Shabaab Oo Ku Hanjabtay In ay Dagaal Culus La Gali Doonto Dowladda Dalka France"},"content":{"rendered":"<div><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/ssssss1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3976\" title=\"ssssss\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/ssssss1.jpg\" alt=\"\" width=\"332\" height=\"164\" \/><\/a><\/span><\/strong><\/div>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\">Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/p>\n<div><span style=\"font-family: Arial;\">Xarakada Al Shabaab ayaa Iclaamiyey Dagaal Ka Dhan ah Dowladda Dalka faransiiska Ka Dib Markii Dhawaan wargays kasoo baxa dalkaasi uu aflagaadeeyay Nabigeena Muxamed { NNKH}.<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-family: Arial;\">Masuul U Hadlay Xarakada Al Shabaab Oo Lagu Magcaabo Shiikh C\/Qaadir Muumin ayaa Shacabka Muslimiinta Aduunka Iyo Shacuubta Soomaaliyaba Ugu Baaqay In ay Dagaal Culus La Galaan Dowladda Dalka Faransiiska Maadamaa ay Caadiyeysatay Aflagaadeynta Nabigeena Muxamed {NNKH}<\/p>\n<p>Shiikh Ayaa Sidoo Kale Waxa Uu Wacad Ku Maray IN ay Al Shabaab Booqan Doonta Dalka Faransiiska Si ay U Bur Buriso Kuwa Ku Xad Gudbo Nabigeena<\/p>\n<p>Ma Ahan Markii Ugu Horeeyey Ee Wargeys Ka Soo Baxa Dalka Faransiiska Uu Aflagaadeeyo Suubanaheena<\/p>\n<div><strong><span style=\"font-size: x-small;\">Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/span><\/strong><\/div>\n<p><\/span><strong><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) Xarakada Al Shabaab ayaa Iclaamiyey Dagaal Ka Dhan ah Dowladda Dalka faransiiska Ka Dib Markii Dhawaan wargays kasoo baxa dalkaasi uu aflagaadeeyay Nabigeena Muxamed { NNKH}. Masuul U Hadlay Xarakada Al Shabaab Oo Lagu Magcaabo Shiikh C\/Qaadir Muumin ayaa Shacabka Muslimiinta Aduunka Iyo Shacuubta Soomaaliyaba Ugu Baaqay In [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3970","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3970"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3980,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3970\/revisions\/3980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}