{"id":39696,"date":"2017-09-08T02:10:57","date_gmt":"2017-09-07T23:10:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39696"},"modified":"2017-09-08T02:15:27","modified_gmt":"2017-09-07T23:15:27","slug":"gabar-lagu-toogtey-gobolka-bakool-oo-khilaaf-baani-ka-taaganyaheywaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/gabar-lagu-toogtey-gobolka-bakool-oo-khilaaf-baani-ka-taaganyaheywaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Gabar lagu Toogtey Gobolka Bakool oo Khilaaf Ba&#8217;ani ka Taaganyahey\/waa Maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bakool1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bakool1.jpg\" alt=\"\" width=\"855\" height=\"455\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bakool1.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bakool1-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 855px) 100vw, 855px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa soo ifbaxaya khilaaf xoog leh oo ka dhashay Gabar dhowr cisho ka hor ciidamada dowladda ku toogteen deegaan lagu magacaabo Mooragaabey oo ka tirsan gobolka Bakool.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Cabdi Tool oo ah guddoomiyaha gobolka Bakool ayaa sheegay in baaritaan dheer oo ay sameeyeen kaddib ku ogaadeen in si qalad ah loo dilay Faadumo Cabdullaahi Barre oo aheyd Hooyada ilmo 7 bilood jir ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Muddo saddex habeen laga joogo ayeey ciidamadu howlgal u aadeen deegaanka Mooragaabey, waxaa ay halkaa ka soo qabteen labo gabdhood oo mid ka mid ah sidatay Ilmo yar, markii ay ku dhawaad 3km deegaanka kala soo fogaadeen in ayeey toogteen gabadhii Ilmaha yar sidatay\u2019\u2019 ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Bakool.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in taliyaha ciidamada guutada 8aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed\u00a0 uu amray dilka gabadhan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin Col Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan Tima-Cadde ayaa iska fogeeyay eedeynta guddoomiyaha isaga oo dhinaca kalana qiray dilka marxuumada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa ku tilmaamay gabadha la dilay xubin ka tirsaneyd Al-shabaab, isaga oo intaa ku darray in marar badan dagaalo dhaxmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab raashin iyo caano u geysay xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Gabadhaas Basaas ayeey aheyd, waxaa ay ka tirsaneyd Al-shabaab oo ay caawin jirtay, ciidamada howlgal ay sameeyeen ayeey ku qabteen weyna dileen\u2019\u2019 ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali arintan kama aysan hadlin mas\u2019uuliyiinta maamuka Koonfur galbeed oo ay iyagu ka arimiya deegaannada toogashadan ka dhacday.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39645\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo ifbaxaya khilaaf xoog leh oo ka dhashay Gabar dhowr cisho ka hor ciidamada dowladda ku toogteen deegaan lagu magacaabo Mooragaabey oo ka tirsan gobolka Bakool. Maxamed Cabdi Tool oo ah guddoomiyaha gobolka Bakool ayaa sheegay in baaritaan dheer oo ay sameeyeen kaddib ku ogaadeen in si qalad ah loo dilay Faadumo Cabdullaahi Barre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39697,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39696","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39696","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39696"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39699,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39696\/revisions\/39699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}