{"id":39657,"date":"2017-09-06T21:20:44","date_gmt":"2017-09-06T18:20:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39657"},"modified":"2017-09-06T21:27:03","modified_gmt":"2017-09-06T18:27:03","slug":"dagaal-yahanno-kenyaan-ah-al-shabaabna-ka-tirsanaa-oo-booliska-kenya-sheegeen-in-ay-isu-soo-dhiibayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/dagaal-yahanno-kenyaan-ah-al-shabaabna-ka-tirsanaa-oo-booliska-kenya-sheegeen-in-ay-isu-soo-dhiibayaan\/","title":{"rendered":"Dagaal Yahanno Kenyaan ah Al-shabaabna ka tirsanaa oo Booliska Kenya Sheegeen in ay Isu soo dhiibayaan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/kenyaan-al-shabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/kenyaan-al-shabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"829\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/kenyaan-al-shabaab.jpg 553w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/kenyaan-al-shabaab-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 829px) 100vw, 829px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Tiro kamid ah dagaalyahannada kooxda Al Shabaab ee u dhashay dalka Kenya, ayaa doonaya in ay ka baxaan kooxda, oo ay dib ugu noqdaan dalkooda, kaddib markii khilaaf uu soo kala dhexgalay dagaalyahannadda dhexdooda, sida sirdoonka dalkaasi ay sheegeen.<\/p>\n<p>Warbixino lagu kalsoonyahay oo laga helay Police-ka ayaa cadeyneysa in dagaalyahannada doonaya in ay Al Shabaab isaga baxaan uu kamid yahay Ahmed Iman Ali oo lagu naaneyso Abu Zinira iyo ugu yaraan shan dagaalyahanno kale, sida uu sheegay wargeyska Standarmedia ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay warbixinta, qaar ka mid ah taageerayaasha Iman, waxay u badan tahay inay soo raacidoonaan, marka uu ka tagayo kooxda, waxaana dagaalyahannada isaga soo raaci doono loo maleynayaa Juma Ayub Otit Were oo lagu naaneyso KB, Erick Achayo Ogada oo lagu naaneyso Nabhan, Ramadhan Kioko oo loo yaqaanno Pinji aka Abu Nuseiba, Suleiman Irungu Mwangi oo lagu naaneyso, Karongo oo loogu yeero Maalim Zakariya aka Idriss, iyo Mohamed Tajir Ali oo lagu naaneyso Wahome.<\/p>\n<p>Shanta qof ee warbixinta ay sheegtay ayaa waxaa kal hore dowladda Kenya ay madaxyadooda dul dhigtay Sh2 million.<\/p>\n<p>Boliska waxay sheegeen in Ahmed Iimaan Cali \u201cAbu Zinira\u201d, uu yahay Hoggaamiyaha Alshabaabka ka soo jeeda Kenya, kaasi oo Dagaalyahano badan ku haysta Dhulka Kaymaha ee Boni Forset.<\/p>\n<p>Ahmed Iman Ali oo lagu naaneyso Abu Zinira, ayaa lagu eedeeyay in shanta dagaalyahan uu ku tababaray deegaanka Majengo uuna u fududeeyay in ay u safraan dalka Soomaaliya kuna biiraan Al Shabaab sanadkii 2009.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Tiro kamid ah dagaalyahannada kooxda Al Shabaab ee u dhashay dalka Kenya, ayaa doonaya in ay ka baxaan kooxda, oo ay dib ugu noqdaan dalkooda, kaddib markii khilaaf uu soo kala dhexgalay dagaalyahannadda dhexdooda, sida sirdoonka dalkaasi ay sheegeen. Warbixino lagu kalsoonyahay oo laga helay Police-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39659,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39657\/revisions\/39659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}