{"id":39636,"date":"2017-09-06T01:34:46","date_gmt":"2017-09-05T22:34:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39636"},"modified":"2017-09-06T01:37:45","modified_gmt":"2017-09-05T22:37:45","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-ahna-duqa-magaalada-oo-maanta-daah-furey-1000-ardey-shaqo-la-siinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-ahna-duqa-magaalada-oo-maanta-daah-furey-1000-ardey-shaqo-la-siinayo\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada oo Maanta Daah furey 1000 Ardey shaqo la siinayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/thabid-shaqo-abuur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39637\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/thabid-shaqo-abuur.jpg\" alt=\"\" width=\"879\" height=\"586\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/thabid-shaqo-abuur.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/thabid-shaqo-abuur-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 879px) 100vw, 879px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo maanta ka hadlayay munaasabad loo qabtay Bandhiga shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay habka loo shaqaaleysiinayo 1000 dhalinyaro Soomaaliyeed ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in maanta la daah furay sida uu hadalka u dhigay dhawaaqii ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo horay u balanqaaday in 1000 dhalinyaro Soomaliyeed ah la shaqaaleysiin doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Maanta waxaan daah furnay Bandhig shaqo abuur loogu sameynayo dhalinyarada Soomaaliyeed, waana balanqaadkii ra\u2019iisal wasaaraha ee ahaa in shaqo la siinayo 1000 dhalinyaro Soomaaliyeed ah, Bandhigan waxaa uu ahaa mid aynu dadka sharaxaad ka siineyno barnaamjikan shaqo abuurka iyo waliba cida maal-galineysa\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">17 degmo ee Gobolka Banaadir ayaa degmo walbo waxaa la siiyay 58 qof marka la isku daro tiro ahaan waxa ay gaartay 984 qof, 14 kasoo hartay waxaa loo sameynayaa qorshooyin kale oo lagu shaqaaleysiinayo sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Sept\/2017956364019152400842405-3.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Qarashka ayaa waxa bixinaya bangiga adduunka, qofkiina waxaa mushaar ahaan loo siin doonaa $150 doolar sida uu sheegay guddoomiyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhalinayarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalka ayeey saameyn weyn ku yeelatay shaqo la\u2019aanta wadanka jirta, iyadoo ay jiraan waliba kumannaan dhalinyaro ah oo ka soo baxaya Jaamacadaha dalka gudihiisa ku yaala.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo maanta ka hadlayay munaasabad loo qabtay Bandhiga shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay habka loo shaqaaleysiinayo 1000 dhalinyaro Soomaaliyeed ah. Guddoomiyaha ayaa sheegay in maanta la daah furay sida uu hadalka u dhigay dhawaaqii ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo horay u balanqaaday in 1000 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39637,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39636","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39636"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39639,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39636\/revisions\/39639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39637"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}