{"id":39629,"date":"2017-09-06T00:03:07","date_gmt":"2017-09-05T21:03:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39629"},"modified":"2017-09-06T00:40:31","modified_gmt":"2017-09-05T21:40:31","slug":"guddoomiyihii-maxkamada-gobolka-banaadir-iyo-17-garsoore-oo-maanta-shaqada-laga-joojiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/guddoomiyihii-maxkamada-gobolka-banaadir-iyo-17-garsoore-oo-maanta-shaqada-laga-joojiyey\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii Maxkamada Gobolka Banaadir iyo 17 Garsoore oo Maanta Shaqada laga Joojiyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/gud-maxkamada-sare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39630\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/gud-maxkamada-sare.jpg\" alt=\"\" width=\"928\" height=\"336\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/gud-maxkamada-sare.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/gud-maxkamada-sare-300x109.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 928px) 100vw, 928px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa maanta shaqa-joojin ku sameeyay 18 Garsoore oo ka hawlgalla Maxkamaddaha gobolka Banaadir iyo degmooyinka hoos-yimaada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa shaqa-joojintaasi ku cadeeyay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Garsoorayaashii maanta shaqadda laga joojiyay waxaa kamid ah lix Garsoore oo Xeer Madaxweyne ku magacawnaa, waxaana ay kala ahaayeen; Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Benaadir, Guddoomiyeyaasha Maxakamadaha Degmooyinka Cabdicasiis, Xamar Jajab iyo 3 Garsoore oo ka hawl gala Maxkamadda Gobolka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo shaqada laga joojiyey 3 Garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Racfaanka Gobolka, Guddoomiyaasha maxkamadaha degmooyinka Shangaani, Yaaqshid, Dharkeynley, Xamarweyne, Dayniile iyo 4 Garsoore oo ka tirsan maxkamadaha degmooyinka Xamar Jajab, Dayniile, Yaaqshid iyo Dharkeynley.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa sheegay in tallaabadan loola jeedo dib-u-habaynta nidaamka Garsoorka dalka oo muddo dheer shacabku ay si wayn u dhaliilsanaayeen.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo ayaa maalintii la caleemasaaray iyo inii Ololaha doorashada uu ku jiray, waxaa uu khudbo dheer uu uga hadlay caqabadaha ugu waaweyn ee Soomaaliya ay wajeheyso.<\/p>\n<p><strong>Sharciga iyo cadaaladda<\/strong><\/p>\n<p>&#8220;Sareynta sharcigu waa udub dhexaadka dowladda&#8221;, ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo ballan qaaday in sharciga dalka loo siman yahay.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladdeeno waxay dib-u-eegis ku sameyn doontaa nidaamka cadaaladda, waxaan hubin doonnaa in sharciga loo sinnaado&#8221;.<\/p>\n<p>Wuxuu ballan qaaday in uu tayeyndoono uuna xoojin doono hannaanka cadaaladda iyo awoodda sharciga, asigoo kaashanaya dastuurka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa maanta shaqa-joojin ku sameeyay 18 Garsoore oo ka hawlgalla Maxkamaddaha gobolka Banaadir iyo degmooyinka hoos-yimaada. Guddoomiyaha ayaa shaqa-joojintaasi ku cadeeyay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Garsoorayaashii maanta shaqadda laga joojiyay waxaa kamid ah lix Garsoore oo Xeer Madaxweyne ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39631,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39629\/revisions\/39631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}