{"id":39626,"date":"2017-09-05T23:36:18","date_gmt":"2017-09-05T20:36:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39626"},"modified":"2017-09-05T23:46:39","modified_gmt":"2017-09-05T20:46:39","slug":"jaamadda-ummadda-oo-maanta-dufacaddii-1aad-ka-qalin-jabisey-iyo-taliyaha-booliskoo-la-kulmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/jaamadda-ummadda-oo-maanta-dufacaddii-1aad-ka-qalin-jabisey-iyo-taliyaha-booliskoo-la-kulmey\/","title":{"rendered":"Jaamadda Ummadda oo Maanta Dufacaddii 1&#8217;aad ka Qalin Jabisey iyo taliyaha booliskoo la kulmey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dufacadii1aad-j-umada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39627\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dufacadii1aad-j-umada.jpg\" alt=\"\" width=\"840\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dufacadii1aad-j-umada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dufacadii1aad-j-umada-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 840px) 100vw, 840px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S\/Guuto Cabdixakiin Daahir Saciid &#8216;Saacid&#8217; ayaa xarunta Taliska Ciidanka Booliska ee Magaalladda Muqdishu kula kulmay Ardeyda dufcadda kowaad ee ka soo qalin-jabisay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ardayda Taliyaha uu la kulmay ayaa dhawaan waxaa ay kasoo qalin-jabiyeen kuliyadda Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka oo is-xog-wareysi ahaa ayaa ardayda waxaa ay warbixin ka siiyeen safarkoodi waxbarasho iyo hawlaha Kuliyada Qaanuunka horyaala iyo wixi u qabsoomay ilaa hadda.<\/p>\n<p>Ardayda ayaa sheegtay in waxbarashadoodii ay aheyd mid bilaasha ah, dowladdana ay bixisay sidaa darteedna ay diyaar u yihiin in cilmigii lacag la&#8217;aanta lagu soo baray ay iyaguna doonayaan in ay qaranka iyo dadka uga faa&#8217;iideeyaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliyaha ayaa sheegay in ardeyda soo qalinjabisay ay jirto baahi loo qabo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu bishaareynayaa in dhammaan dufcadii soo qalin-jabisay in aysan dhib ka mari doonin sidii ay u heli lahaayeen shaqo, baahida dad sharciyaqaano loo qabana ay aad u weyn tahay\u201d, ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in Boliiska iyo sharciyqaannadu ay isu baahanyihii.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S\/Guuto Cabdixakiin Daahir Saciid &#8216;Saacid&#8217; ayaa xarunta Taliska Ciidanka Booliska ee Magaalladda Muqdishu kula kulmay Ardeyda dufcadda kowaad ee ka soo qalin-jabisay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Ardayda Taliyaha uu la kulmay ayaa dhawaan waxaa ay kasoo qalin-jabiyeen kuliyadda Qaanuunka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39628,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39626\/revisions\/39628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}