{"id":39617,"date":"2017-09-05T22:38:54","date_gmt":"2017-09-05T19:38:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39617"},"modified":"2017-09-05T22:39:14","modified_gmt":"2017-09-05T19:39:14","slug":"mucaaradka-dalka-colombia-iyo-xukuumada-dalkaasi-oo-heshiis-xabad-joojin-ah-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/mucaaradka-dalka-colombia-iyo-xukuumada-dalkaasi-oo-heshiis-xabad-joojin-ah-gaarey\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Dalka COLOMBIA iyo Xukuumada Dalkaasi oo Heshiis Xabad Joojin ah Gaarey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/kolombiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39618\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/kolombiya.jpg\" alt=\"\" width=\"927\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/kolombiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/kolombiya-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 927px) 100vw, 927px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Colombia iyo mucaaradka Ciidamada Xoreynta Qaranka ee (ELN), ayaa gaaray heshiis ku dhisan xabbad-joojin, sida ku cad qoraal labada dhinaca ay soo saareen.<\/p>\n<p>Dhexdhexaadiyeyaasha ka socday mucaaradka Ciidamada Xoreynta Qaranka ee (ELN) ayaa sheegay in heshiis xabbad-joojin ku meel gaar ah ay la saxiixdeen dowladda Colombia.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Colombia Juan Manuel Santos, ayaa sheegay in heshiiskan uu dhaqan geli doono 1-da October uuna socon doono ilaa 12 January.<\/p>\n<p>\u201cMudnaanta heshiiska ayaa ah sidii loo difaaci lahaa muwaadiniinta, intii aan ku guda jirnay xiliga waxaa dhacay weeraro, lagu qaaday dhuumaha shidaalka, afduubyo iyo cadowtooyo kale oo bulshada saameysay\u201d, sidaasi waxaa TV ka sheegay Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Dalka Colombia waxaa saacadaha soo aadan booqasho ku tegi doono Pope Francis.<\/p>\n<p>Qoraalka ay barta Twitter-ka soo dhigeen, ayay ELN ku sheegeen: &#8220;Haa waan awoodnay! Waxaan u mahad celineynaa dhammaan dadkii nagu taageeray inaan gaarno heshiiskan xabbad-joojinta ah.&#8221;<\/p>\n<p>Dad badan ayaa muuqaal wanaagsan u arkay heshiiska, waxaana labada dhinac ay ku taageerayaan go\u2019aanka ku dhisan wadaniyadda ee shacabka lagu badbaadinaayo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Dowladda Colombia iyo mucaaradka Ciidamada Xoreynta Qaranka ee (ELN), ayaa gaaray heshiis ku dhisan xabbad-joojin, sida ku cad qoraal labada dhinaca ay soo saareen. Dhexdhexaadiyeyaasha ka socday mucaaradka Ciidamada Xoreynta Qaranka ee (ELN) ayaa sheegay in heshiis xabbad-joojin ku meel gaar ah ay la saxiixdeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39618,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39619,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39617\/revisions\/39619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}