{"id":39609,"date":"2017-09-04T22:01:32","date_gmt":"2017-09-04T19:01:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39609"},"modified":"2017-09-04T22:02:28","modified_gmt":"2017-09-04T19:02:28","slug":"qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-oo-lala-eegtey-gaadiid-ay-wateen-ciidamada-xoogga-dalka-agagaarka-ceelasha-biyaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-oo-lala-eegtey-gaadiid-ay-wateen-ciidamada-xoogga-dalka-agagaarka-ceelasha-biyaha\/","title":{"rendered":"Qarax Miinada DHulka lagu Aaso oo lala Eegtey Gaadiid ay wateen Ciidamada Xoogga Dalka Agagaarka Ceelasha Biyaha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qarax-ceelasha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qarax-ceelasha.jpg\" alt=\"\" width=\"863\" height=\"647\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qarax-ceelasha.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qarax-ceelasha-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 863px) 100vw, 863px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo deegaanka Ceelasha biyaha ee dulleedka magaalada Muqdisho lala eegtay gadiid ay la socdeen ciidamo ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxa oo loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay lala eegtay gadiid marayay waddada xiriirisa Ceelasha biyaha iyo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labo qof oo rayid ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijinayaa in ay ku dhinteen qaraxa kuwaa oo marayay waddada dhiceeda markii uu qaraxu dhacayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ayaa xaqiijiyay ciidamada dhaawacyo uu ka soo gaaray qaraxa, balse aysan jirin dhimasho ka dhalatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada la bartilmaameedsaday ahaayeen kuwa militariga ee Shirkada Bancroft ay tababarka siiso, kuwaasi oo saldhigooda uu yahay deegaanka Balidoogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39610\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39611\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tabarak2341-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39613\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo deegaanka Ceelasha biyaha ee dulleedka magaalada Muqdisho lala eegtay gadiid ay la socdeen ciidamo ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya. Goob joogayaal la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxa oo loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay lala eegtay gadiid marayay waddada xiriirisa Ceelasha biyaha iyo magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39614,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39609"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39616,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39609\/revisions\/39616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}