{"id":39605,"date":"2017-09-04T20:32:51","date_gmt":"2017-09-04T17:32:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39605"},"modified":"2017-09-04T20:38:03","modified_gmt":"2017-09-04T17:38:03","slug":"nin-dadka-tahriibin-jirey-oo-maamulka-puntland-sheegeen-in-gacanta-ay-ku-dhigeen-la-dagaalanka-tahriibka-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/nin-dadka-tahriibin-jirey-oo-maamulka-puntland-sheegeen-in-gacanta-ay-ku-dhigeen-la-dagaalanka-tahriibka-awgeed\/","title":{"rendered":"Nin Dadka Tahriibin jirey oo Maamulka Puntland Sheegeen in Gacanta ay ku dhigeen la Dagaalanka Tahriibka awgeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tahriibayaal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39606\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tahriibayaal.jpg\" alt=\"\" width=\"869\" height=\"542\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tahriibayaal.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/tahriibayaal-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 869px) 100vw, 869px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ee dowlad gobolleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ragga ugu waa weyn ee magafayaasha dhallinyarada ka tahriibiya Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ninkan ayeey saraakiisha booliisku sheegeen in shaqaaleysiiyay ilaa iyo 200 oo dhallinyaro ah oo ku qal-qaaliya dhalinyarada in ay tahriibaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo Ninkii dadka tahriibin jiray ee ilmihii loo keeno ku bixinayay laba boqol oo Dollar, oo dad badan oo reer Boosaaso ah tahriibiyay.\u201d ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in Ninkan la qabtay ku socdaan baaritaano, maxkamadna la horkeeni doono, si cadaalada loo marsiiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka dadka tahriibiya ayaa ah shabakado ama kooxo isku xiran oo guud ahaanba ku kala firirsan qeybaha kala duwan ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ee dowlad gobolleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ragga ugu waa weyn ee magafayaasha dhallinyarada ka tahriibiya Soomaaliya. Ninkan ayeey saraakiisha booliisku sheegeen in shaqaaleysiiyay ilaa iyo 200 oo dhallinyaro ah oo ku qal-qaaliya dhalinyarada in ay tahriibaan. \u201cWaxaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo Ninkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39605"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39608,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39605\/revisions\/39608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}