{"id":39566,"date":"2017-09-04T00:31:09","date_gmt":"2017-09-03T21:31:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39566"},"modified":"2017-09-04T00:32:09","modified_gmt":"2017-09-03T21:32:09","slug":"xubnaha-labada-barlamaan-ee-soomaaliya-oo-ku-kala-aragti-duwan-arrinka-muwaadin-qalbi-dhagax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/xubnaha-labada-barlamaan-ee-soomaaliya-oo-ku-kala-aragti-duwan-arrinka-muwaadin-qalbi-dhagax\/","title":{"rendered":"Xubnaha Labada Barlamaan ee Soomaaliya oo ku kala Aragti Duwan Arrinka Muwaadin Qalbi Dhagax."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qalbi-dhagax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39567\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qalbi-dhagax.jpg\" alt=\"\" width=\"867\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qalbi-dhagax.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/qalbi-dhagax-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 867px) 100vw, 867px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan arrinta ku saabsan Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, sheekadaasi oo beryahan si weyn loo hadal hayo.<\/p>\n<p>Inkastoo dowladda si rasmi ah aysan uga hadal, in Qalbi-Dhagax loo gacan geliyay dowladda Ethiopia, haddan Maamulka Addis Ababa ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay u soo gacan galisay sarkaal ka tirsanaa ururka ONLF oo toddobaadkii hore la sheegay in lagu qabtay magaalladda Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Dr. NEGERI Lencho, wasiirka arrimaha warbaahinta dowladda Ethiopia ayaa sheegay in dowladda Somalia ay usoo gacan galisay Cabdikariim Sheekh Muuse oo ka tirsanaa ururka ONLF.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xaqiijinayaa in Ethiopia loo soo gudbiyay sarkaalka ONLF ka tirsan, waxaana soo gudbinta ay ku dhacday heshiis nagala dhaxeeya dowladda Somalia. Mas\u2019uulkan wuxuu ka tirsan yahay ururka ONLF oo ah urur argagixiso ah\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Baarlamaanka, qeyb-kamid ah ayaa dowladda ku eedeynaya in qaladkii ugu weynaa ay sameysay, halka qeyb kalana ay kasoo horjeeda, kuwana aan wali ka hadlin arrinta.<\/p>\n<p>Xiisad siyaasadeed oo aad u adag ayeey wajaheysaa dowladda hadda jirta, taas oo aan horay usoo marin maamuladii dowladda ka horeeyay.<\/p>\n<p>Xildhibaannada qaar kamid ah ayaa yiri \u201c Abdikariim Qalbi Dhagax saddex sano ayuu reer Mogadishu ahaa si nabad gelyo ahna ku joogay\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Afhayeenka Jabhadda Cabdiqaadir Xasan Hirmooge ayaa sharaxay sababaha Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, wuxuuna yiri &#8220;Saddexdii sano ee lasoo dhaafay Soomaaliya ayuu ku noolaa, reerkiisa ayuuna la noolaa, nin Soomaali ayuu ahaa oo xaq u leh in uu ku noolaado meel kasta oo dalka ka mid ah, wuxuu ahaan jirey sargaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, qeybta 21-aad&#8221;.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan arrinta ku saabsan Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, sheekadaasi oo beryahan si weyn loo hadal hayo. Inkastoo dowladda si rasmi ah aysan uga hadal, in Qalbi-Dhagax loo gacan geliyay dowladda Ethiopia, haddan Maamulka Addis Ababa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39568,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39566\/revisions\/39568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}