{"id":39563,"date":"2017-09-03T23:57:38","date_gmt":"2017-09-03T20:57:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39563"},"modified":"2017-09-04T00:08:38","modified_gmt":"2017-09-03T21:08:38","slug":"wasiirka-arrimaha-debedda-dalka-turkiga-oo-ugu-baaqey-dalka-bangladesh-in-ay-albaabada-u-furto-muslimiinta-rohingya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/wasiirka-arrimaha-debedda-dalka-turkiga-oo-ugu-baaqey-dalka-bangladesh-in-ay-albaabada-u-furto-muslimiinta-rohingya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Debedda Dalka Turkiga oo ugu Baaqey Dalka Bangladesh in ay albaabada u Furto Muslimiinta ROHINGYA."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/turki-wasiir-dabadeed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/turki-wasiir-dabadeed.jpg\" alt=\"\" width=\"884\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/turki-wasiir-dabadeed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/turki-wasiir-dabadeed-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 884px) 100vw, 884px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa ugu baaqay dowladda Bangladesh in ay albaabadeeda u furto Muslimiinta Rohingya ee kasoo cararaya dhibaatooyinka ka taagan is-maamulka Rakhine ee galbeedka dalka Myanmar.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadalkaasi ka sheegay khudbad maalintii koowaad ee ciida uu u jeedinayay taageerayaasha xisbiga AK ee ku sugan gobolka Antalya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqayaa dhawaan dhammaan hay\u2019addaha Muslimiinta kulan looga hadli doono dhibaatooyinka dadkaasi haysta, waxaana kulanka la qaban doonaa sanadkan\u201d, ayuu yiri.<\/p>\n<p>Qiyaastii 6 kun oo Muslimiinta Rohingya ah ayaa ka tallaabay xadka Myanmar uu la wadaao Bangladesh muddo toddobaad ah, sida dowladda dalka Bangladesh ay sheegtay.<\/p>\n<p>Dadka dalkaasi galay ayaa waxaa ay kasoo carareen dhibaatooyin xooggan oo ka jira dalkooda. Hay\u2019adda xuquuqda aadanaha ayaa ku baaqay wax ka qabashada dhibaatadda.<\/p>\n<p>Hay`adda arrimaha qaxootiga ayaa ka digtay inay buux-dhaafaan xeryaha qaxootiga dalka Bangladesh ee ay ku soo qulqulayaan Muslimiinta Rohingya ee ka soo qaxaya dalka deriska la ah ee Myanmar.<\/p>\n<p>Ciidamada Myanmar ayaa bilaabay olole ka dhan maleeshiyaadka Rohingya ee ku sugan gobolka Rakhine toddobaadkii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa ugu baaqay dowladda Bangladesh in ay albaabadeeda u furto Muslimiinta Rohingya ee kasoo cararaya dhibaatooyinka ka taagan is-maamulka Rakhine ee galbeedka dalka Myanmar. Wasiirka ayaa hadalkaasi ka sheegay khudbad maalintii koowaad ee ciida uu u jeedinayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39565,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39563\/revisions\/39565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}