{"id":39548,"date":"2017-09-02T22:58:24","date_gmt":"2017-09-02T19:58:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39548"},"modified":"2017-09-02T23:00:58","modified_gmt":"2017-09-02T20:00:58","slug":"baabinta-doorashadii-augast-ee-dalka-kenya-oo-uhuro-ku-tilmaamey-gudomiyaha-maxkamada-sare-burcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/baabinta-doorashadii-augast-ee-dalka-kenya-oo-uhuro-ku-tilmaamey-gudomiyaha-maxkamada-sare-burcad\/","title":{"rendered":"Baabinta Natiijada Doorashadii Augast ee Dalka Kenya oo UHURO ku tilmaamey Gudomiyaha Maxkamada Sare Burcad."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/UHURO-BURCAD-MAXKAMAD.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39549\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/UHURO-BURCAD-MAXKAMAD.jpg\" alt=\"\" width=\"871\" height=\"484\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/UHURO-BURCAD-MAXKAMAD.jpg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/UHURO-BURCAD-MAXKAMAD-300x167.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 871px) 100vw, 871px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo dadweyne isku soo baxay kula hadlaya Suuqa Burma ee magaalada Nairobi, ayaa ku tilmaamay guddoomiyaha maxkamada sare ee Kenya iyo garsoorayaasha \u2018\u2019Burcad\u2019\u2019 kaddib go\u2019aankii ka dhanka ahaa natiijadii doorashadii Augusto ee maalintii shalay maxkamadu soo saartay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa gabi ahaanba la baabi&#8217;iyay natiijadii ka soo baxday doorashadii Augusto oo guddiga doorashadu sheeciyeen in uu ku soo baxay Uhuru Kenyatta, kaddib markii maxkamada sare ay waxba kama jiraan ka soo qaaday natiijada doorashada, waxaana ay amartay in muddo labo bilood ah lagu qabto doorasho cusub oo ay ku tartmi doonaan Uhuru Kenyatta iyo musharaxa ay sida weyn isku hayaan ee Raila Odinga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Uhuru Kenyatta ayaa maalintii shalay shir jaraa\u2019id ka sheegay in uusan ku raacsaneyn maxkamada go\u2019aanka ay gaartay, laakiin uu ixtiraamayo isaga oo shacabka ugu baaqay in la muujiyo walaalnimo iyo nabad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada sare ee Kenya ayaa tallaabada ay qaaday lagu tilmaamay mid taariikh ah oo ku cusub qaarada oo idil, waxaana ay dad badan arintan ku ku tilmaameen in ay muujineyso sida ay maxkamada sare Kenya uga madax-banaan tahay fara-galin islamarkaana xor ugu tahay qaadashada go\u2019aamadeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo dadweyne isku soo baxay kula hadlaya Suuqa Burma ee magaalada Nairobi, ayaa ku tilmaamay guddoomiyaha maxkamada sare ee Kenya iyo garsoorayaasha \u2018\u2019Burcad\u2019\u2019 kaddib go\u2019aankii ka dhanka ahaa natiijadii doorashadii Augusto ee maalintii shalay maxkamadu soo saartay. Waxaa gabi ahaanba la baabi&#8217;iyay natiijadii ka soo baxday doorashadii Augusto oo guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39549,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39548","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39548"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39552,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39548\/revisions\/39552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}