{"id":39543,"date":"2017-09-02T22:46:15","date_gmt":"2017-09-02T19:46:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39543"},"modified":"2017-09-02T22:48:09","modified_gmt":"2017-09-02T19:48:09","slug":"degmada-laascaanood-oo-lagu-diley-afar-ruux-iyo-barakac-laga-dareemayo-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/degmada-laascaanood-oo-lagu-diley-afar-ruux-iyo-barakac-laga-dareemayo-magaalada\/","title":{"rendered":"Degmada Laascaanood oo lagu Diley Afar Ruux iyo Barakac laga dareemayo Magaalada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/laascaanood.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/laascaanood.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"478\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/laascaanood.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/laascaanood-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Barkac xoogan ayaa ka bilaaay deegaanka Cagaare oo dhaca Koonfurta degmada Laascaanood kaddib markii dabley halkaa ay ku dileen Afar ruux sida\u00a0uu WARBAAHINTA u sheegay Maxamuud Warsame Cali oo ku\u00a0 sugan\u00a0 Karin-dabayl-weyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogahan ayaa sheegay in dabley hubeysn ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa goob maqaaxi ah waxaana la sheegay in Afar ka mid ah dadkaasi dhinteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ragan\u00a0 dhintay ayaa ka soo jeeda degmad Burtinle ee\u00a0 gobolka Nugaal, iyadoo ay jirtey colaad mudo dheer degaankaas ka taagnayd oo dhawaan la nabadeeda la xidhay xeer adagna loo dhaabay kaas oo u muuqda in uu jabay.<\/p>\n<p>Cali Maxamuud oo gaadiidleyda ka mid gaadiidleyda ayaa waxa\u00a0 uu sheegay in ay dad badan ka qaxayaan degaankoodii, halka qaar kalena ay ku\u00a0 jaahwareersan yihiin wixii ay ka yeeli lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Degaankan ayaa ku\u00a0 jira fiiqa dheer ee\u00a0 Itoobiya waana dhul daaqsimeed colaado dhawrjeer soo laalaabtayna ay ka dhaceen.<\/p>\n<p>Isu ciidansi xoogleh ayaa taagan walow ciidamo Itoobiyaan ah la sheegay in ay yimaadeen, waxaana la eegi doonaa soda xaalku noqdo iyadoo colaad u joog\u00a0 ay noqotay koonfurta degmada Laascaanood.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barkac xoogan ayaa ka bilaaay deegaanka Cagaare oo dhaca Koonfurta degmada Laascaanood kaddib markii dabley halkaa ay ku dileen Afar ruux sida\u00a0uu WARBAAHINTA u sheegay Maxamuud Warsame Cali oo ku\u00a0 sugan\u00a0 Karin-dabayl-weyn. Goob joogahan ayaa sheegay in dabley hubeysn ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa goob maqaaxi ah waxaana la sheegay in Afar ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39543"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39547,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39543\/revisions\/39547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}