{"id":39536,"date":"2017-09-02T21:44:05","date_gmt":"2017-09-02T18:44:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39536"},"modified":"2017-09-02T21:47:14","modified_gmt":"2017-09-02T18:47:14","slug":"mweyne-farmaajo-oo-la-ciidey-cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/mweyne-farmaajo-oo-la-ciidey-cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo la Ciidey Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/farmaajo-ciid-ciidamo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39537\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/farmaajo-ciid-ciidamo.jpg\" alt=\"\" width=\"875\" height=\"496\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/farmaajo-ciid-ciidamo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/farmaajo-ciid-ciidamo-300x170.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 875px) 100vw, 875px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed C\/llaahi Farmaajo, ayaa shalay la ciiday Cudubyo ka tirsan Ciidan Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>Farmaajo, ayaa ciidanka ku ammaanay doorka ay kaga jiraan Difaaca Dalka iyo garab istaaga Shacabka, sida hadalka uu u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maanta halkan idin kugu imid in aan idin soo booqdo oo aan arko sidaad u nooshihiin iyo in aan idin la ciido, waxaan idiin sheegayaa in aa tihiin astaantii Qaranka ee ilaalinaayay Madaxda Dalka ,waajibaadka idin saaranna uu yahay mid Culus\u201dayuu yiri Madaxweynaha JFS.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa arin xusuusid mudan ku tilmaamay talaabadii dhawaan uu qaaday Ururka 60-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka oo qeyb ka mid ah mushaarkooda ay ugu hibeeyeen Qoosas dan yar ah.<\/p>\n<p>\u201cRuntii waxaan aad idin kugu mahad calinayaa sidaad usu xilqaanteen ayaan dhaweed oo aad mushaaradiina ugu goyseen dadka masaakiinta ee liinta, waxayna muujineysaa in aad quluubta kala socotaan dadka Masaakiinta ah, waan howsha laga rabo in uu sameeyo qofka Ciidanka ah\u201dayuu raaciyay Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Saraakiishii iyo Ciidamadii la Ciiday Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa muujiyay niyad samida ay ku abuurtay waqtiga uu siiyay Madaxweynaha Maanta oo Maalin Ciid ah.<\/p>\n<p>Dhiira galinta waa talaabooyin had iyo jeer uu qaado Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C\/llaahi Farmaajo, waan qeyb ka mid ah qorshaha Qarka uu dib ugu dhisayo Ciidamadda Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed C\/llaahi Farmaajo, ayaa shalay la ciiday Cudubyo ka tirsan Ciidan Xoogga Dalka. Farmaajo, ayaa ciidanka ku ammaanay doorka ay kaga jiraan Difaaca Dalka iyo garab istaaga Shacabka, sida hadalka uu u dhigay. \u201cWaxaan maanta halkan idin kugu imid in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39537,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39536"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39538,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39536\/revisions\/39538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}