{"id":39533,"date":"2017-09-02T21:21:58","date_gmt":"2017-09-02T18:21:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39533"},"modified":"2017-09-02T21:29:23","modified_gmt":"2017-09-02T18:29:23","slug":"abu-bakar-al-baqdaadi-oo-mareykanku-sheegey-in-wali-uu-noolyaheyhalkee-ku-suganyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/abu-bakar-al-baqdaadi-oo-mareykanku-sheegey-in-wali-uu-noolyaheyhalkee-ku-suganyahey\/","title":{"rendered":"Abu Bakar Al-Baqdaadi oo Mareykanku sheegey in wali uu noolyahey\/halkee ku suganyahey?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/al-baqdaadi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39534\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/al-baqdaadi.jpg\" alt=\"\" width=\"873\" height=\"491\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/al-baqdaadi.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/al-baqdaadi-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 873px) 100vw, 873px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sarkaal sare oo ka mid ah ciidamada dowladda Mareykanka, ayaa sheegay in suragal ay tahay in wali uu noolyahay hoggaamiyaha ururka la baxay Khilaafada Islaamka Abubakr al-Baqdadi.<\/p>\n<p>Abubakr al-Baqdadi markii ugu horeysay ee la arkay waxay ahayd 2014.<\/p>\n<p>Hadalkaas wuxuu khilaafayaa mid horey uu u sheegtay Ruushka oo ahaa in ciidankooda ay dileen Abubakar Al-Baqdaadi, ka dib weerar bishii May ka dhacay Suuriya.<\/p>\n<p>Al-Baqdaadi waxaa laga yaabaa in uu isku qarinayo xuduudda u dhaxeyso Suuriya iyo Ciraaq, ayuu yiri Janaraal Stephen Townsend, oo ah taliyaha isbeheysiga la dagaallamayo kooxda Dowladda Islaamka.<\/p>\n<p>Waxaa suuragal ah in uu ka qaxay weerarka ka dhanka ah kooxda ee looga qabsaday deegaano badan. Meesha uu ku nool yahay Baqdaadi lama ogeyn in muddo ah.<\/p>\n<p>Bishii June, Ruushka ayaa sheegay in ay &#8220;aad suuragal u tahay&#8221; in Baqdaadi uu ku dhintay duqeyn ka dhacday Raqa oo ah caasimadda kooxda ee Woqooyiga Suuriya.<\/p>\n<p>Markaasi ka dib, kooxo hubeysan ayaa duulaan ku ekeeyay magaalladda, waxaana la qiyaasayaa in illaa 2,000 oo dagaal yahan oo daacish ah ay ku jiraan, kuna go&#8217;doonsan yihiin.<\/p>\n<p>Hodalkan haddii uu xaqiiq noqdo, waxaa ay cudu xooggan u noqoneysaa kooxda, waxaana dhinaca kale ay dhabar jab weyn ay ku noqoneysaa dowladdaha dagaalk kula jira Daacish.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Sarkaal sare oo ka mid ah ciidamada dowladda Mareykanka, ayaa sheegay in suragal ay tahay in wali uu noolyahay hoggaamiyaha ururka la baxay Khilaafada Islaamka Abubakr al-Baqdadi. Abubakr al-Baqdadi markii ugu horeysay ee la arkay waxay ahayd 2014. Hadalkaas wuxuu khilaafayaa mid horey uu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39533","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39535,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39533\/revisions\/39535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}