{"id":39517,"date":"2017-09-01T17:54:26","date_gmt":"2017-09-01T14:54:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39517"},"modified":"2017-09-01T17:58:37","modified_gmt":"2017-09-01T14:58:37","slug":"guushii-uhuro-kenyatta-oo-maxkamadda-sare-ee-dalkaasi-waxba-kama-jiraan-ka-dhigtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/guushii-uhuro-kenyatta-oo-maxkamadda-sare-ee-dalkaasi-waxba-kama-jiraan-ka-dhigtey\/","title":{"rendered":"Guushii UHURO KENYATTA ee Doorashada oo Maxkamadda Sare ee Dalkaasi Waxba kama jiraan ka dhigtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/guushii-uhuro-baabin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/guushii-uhuro-baabin.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"513\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/guushii-uhuro-baabin.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/guushii-uhuro-baabin-300x189.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii dhawaan ka dhacday dalka, taasoo uu ku soo baxay madaxweyne Uhuru Kenyatta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aankan ayaa ka dhigaya\u00a0doorashadii madaxweyne Uhuru Kenyatta mid aan ansax ahayn, loona baahan yahay in mar kale doorashada dib loo qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aanka ayaa sidoo kale doorashadii dalka ka dhacday ee madaxtinimada ka dhigay mid aan waxba ka jirin. Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa sheegtay in guddiga doorashooyinka Kenya at garab mareen dastuurka dalka sidaas awgeedna loo baahan yahay in doorashada madaxweynaha dib loogu noqdo muddo laba bilood gudahood ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda sare oo ka kooban toddobo xaakim ayaa ku kala qaybsantay go&#8217;aanka iyada oo afar xaakim ay isku raaceen go&#8217;aanka lagu baabi&#8217;iyay doorashadii Kenyatta halka labo xaakim ay ka hor yimaadeen. Maxamed Ibraahim, ayaan isagu ka qaybgelin go&#8217;aanka maxkamadda arrimo caafimaad awgood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa ka danbeysay kaddib markii ay maxkamada sare dacwad u gudbiyeen hogaamiyayaasha xisbiga mucaaradka dalka Kenya ee NASA oo uu horkacayo musharaxooda Raila Odinga.<\/p>\n<p><b>Taageerayaasha Mucaaradka oo dabaaldegaya<\/b><\/p>\n<p align=\"justify\">Taagerayaasha xisbiga mucaaradka oo siweyn u sugayay go&#8217;aanka maxkamada ayaa markii lagu dhawaaqay bilaabay in ay u dabaaldagaan natiijada oo ah mid marka dhinac laga eego dadka kale ee reer Kenya lama filaan ku aheyd.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Sept\/201791636398394347170266mucaa.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"468\" \/><\/p>\n<div align=\"justify\">Taageerayaasha isbaheysiga NASA ayaa la arkayay qaarkood iyaga oo ilmeynaya farxad awgeed, waxaana ay soo dhaweeyeen go\u2019aanka maxkamada.<\/div>\n<p align=\"justify\">Doorashada dib loo qabanayo muddo 60 maalmood gudahood ah ayaa waxa ku tartami doona Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga oo helay codadkii ugu badnaa doorashadii la qabtay 8dii Agoosto.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii dhawaan ka dhacday dalka, taasoo uu ku soo baxay madaxweyne Uhuru Kenyatta. Go\u2019aankan ayaa ka dhigaya\u00a0doorashadii madaxweyne Uhuru Kenyatta mid aan ansax ahayn, loona baahan yahay in mar kale doorashada dib loo qabto. Go\u2019aanka ayaa sidoo kale doorashadii dalka ka dhacday ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39517"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39521,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39517\/revisions\/39521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}