{"id":39493,"date":"2017-08-31T21:21:52","date_gmt":"2017-08-31T18:21:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39493"},"modified":"2017-08-31T21:23:38","modified_gmt":"2017-08-31T18:23:38","slug":"sarkaal-onlf-ah-beryahanna-war-baahintu-hadal-heysey-oo-markii-ugu-horeysey-uu-ka-hadley-taliyaha-nabad-sugidda-qaranku","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/sarkaal-onlf-ah-beryahanna-war-baahintu-hadal-heysey-oo-markii-ugu-horeysey-uu-ka-hadley-taliyaha-nabad-sugidda-qaranku\/","title":{"rendered":"Sarkaal ONLF ah Beryahanna War baahintu Hadal heysey oo Markii ugu Horeysey uu ka Hadley Taliyaha Nabad sugidda Qaranku."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/san-baloolshe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39494\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/san-baloolshe.jpg\" alt=\"\" width=\"899\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/san-baloolshe.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/san-baloolshe-300x155.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 899px) 100vw, 899px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa markii ugu horeysay si dadban uga jawaabay su\u2019aal aheyd waxa ay dowladda ka og-tahay sarkaal ka tirsanaa jabhada ONLF oo la sheegay in dowladda Soomaaliya u gacan galisay Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Su\u2019aashan oo aheyd mid la weydiiyay ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa waxaa kala wareegay taliyaha nabad-sugida Qaranka oo yiri \u2018\u2019 Arrinka la xiriira Sarkaalka la sheegay inuu ONLF yahay ee dowladda wareejisay sidaa la socotaan arrinkaas waa arrin xasaasi ah oo ay waqtigeeda iyo goobteeda looga jawaabo, aniga oo afduubaya dowladda waxaa jeclaan lahaa in arrintan aysan xilligan dowladda ka hadlin\u201dayuu yiri Taliyaha NISA .<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare Kheyre oo dhinaciisa ku raacay taliyaha hay\u2019addaha nabad-sugida in arintaa loo daayo waqtigeeda, madaama ayuu yiri taliyaha nabad-sugida yahay shaqsiga amniga u qaabilsan dowladda arintaana xog ogaalnimadeeda tahay in isaga looga danbeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxda Qaranka waxaa la yiraahdaa hay\u2019adaha Sirdoonka ayaa u taliya, haddii uu na afduubo, isaga noo xog ogaalsan dalka amnigiisa\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka ONLF ayaa war saxaafadeed ay soo saareen maanta waxay ku eedeeyeen dowladda Soomaaliya inay u gacan gelisay Itoobiya C\/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, iyagoo ku eedeeyay in dowladda Soomaaliya ku xad-gudubtay dastuurka iyo xeerarka caalamiga iyo midka dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa markii ugu horeysay si dadban uga jawaabay su\u2019aal aheyd waxa ay dowladda ka og-tahay sarkaal ka tirsanaa jabhada ONLF oo la sheegay in dowladda Soomaaliya u gacan galisay Itoobiya. Su\u2019aashan oo aheyd mid la weydiiyay ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa waxaa kala wareegay taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39493"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39496,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39493\/revisions\/39496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}