{"id":39486,"date":"2017-08-31T20:58:28","date_gmt":"2017-08-31T17:58:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39486"},"modified":"2017-08-31T21:04:14","modified_gmt":"2017-08-31T18:04:14","slug":"hayadda-f-a-o-oo-sheegtey-in-ka-badan-3-1-million-soomaali-ah-ay-wajahayaan-dhibaato-cunto-laaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/hayadda-f-a-o-oo-sheegtey-in-ka-badan-3-1-million-soomaali-ah-ay-wajahayaan-dhibaato-cunto-laaan-ah\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda F.A.O oo Sheegtey in ka badan 3.1 Million Soomaali ah ay Wajahayaan Dhibaato Cunto la&#8217;aan ah."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/FAO.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/FAO.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"511\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/FAO.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/FAO-300x167.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qiyaastii 3.1 milyan oo qof, oo u dhigma 25 boqolkiiba bulshada Soomaaliyeed ayaa la saadaalinayaa in ay wajihi doonto xaalladdo bani\u2019aadanimo oo deg-deg ah.<\/p>\n<p>Abaarta ayaa waxaa ay qasabtay in kala bar dadka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwo ka barakacsan abaaraha, iyo kuwo kale oo ay cadurro ay soo wajaheen.<\/p>\n<p>Nabadgelyo-xumo iyo baahsanaan la&#8217;aan cunnada dhinaceeda ah iyo cudurrada oo kordhay waxay sababeen sii xumaanshaha xaalladda guud ee nafaqada ee Soomaaliya. Kaalmada gargaarka bini&#8217;aadminimo waa in la sii wataa si looga hortago in ay sii xumaato xaalladda. Khatarta macluusha ayaa sii socon doonta illaa dhammaadka sanadkan:, ayaa lagu yiri warbixin ay maanta soo saartay hay\u2019adda FAO.<\/p>\n<p>Roobabkii Gu&#8217;ga ee sanadkan 2017 ayaa billoowday xili dambe, waxaana uu dhammaaday goor hore, taasina waa dhibaato kale oo abaarta sii daba dheereysay.<\/p>\n<p>Fursadaha shaqo ee beeraha ayaa sidoo kale xaddidan. Xoola-dhaqatadana waxaa saameeyay abaar joogta iyadoona waxsoosaarka xoolaha iyo dhalmada uu hoos u dhacay, ayaa warbinta qeyb amid ah lagu yiri.<\/p>\n<p>In kabadan 3.1 million oo qof, ayaa waxaa ay wajihi doonaan musiibo ama xaalladdo deg-deg ah, marka la gaaro bisha December ee sanadkan.<\/p>\n<p>Lixdii bilood ee ugu horeysay ee sanadkan qiyaastii 701,500 oo qof ayaa ka barakacay abaaraha, taas oo xakameysay dalagyadii kasoo go\u2019ijiray beeraha waxaana noloshada ay ka dhigtay mid quus ah.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Aug\/2017831636397665926218540GGG.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Qiyaastii 3.1 milyan oo qof, oo u dhigma 25 boqolkiiba bulshada Soomaaliyeed ayaa la saadaalinayaa in ay wajihi doonto xaalladdo bani\u2019aadanimo oo deg-deg ah. Abaarta ayaa waxaa ay qasabtay in kala bar dadka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwo ka barakacsan abaaraha, iyo kuwo kale oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39487,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39488,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39486\/revisions\/39488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}