{"id":39479,"date":"2017-08-31T20:45:30","date_gmt":"2017-08-31T17:45:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39479"},"modified":"2017-08-31T20:49:51","modified_gmt":"2017-08-31T17:49:51","slug":"magaalada-muqdisho-oo-maanta-tababar-loogu-soo-xirey-xubno-ka-tirsan-ciidanka-booliska-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/magaalada-muqdisho-oo-maanta-tababar-loogu-soo-xirey-xubno-ka-tirsan-ciidanka-booliska-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo Maanta Tababar loogu soo xirey Xubno Ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/boliska-tababar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39484\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/boliska-tababar.jpg\" alt=\"\" width=\"873\" height=\"582\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/boliska-tababar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/boliska-tababar-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 873px) 100vw, 873px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>30 xubnood oo ka tirsan ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu soo xiray Magaalladda Muqdisho, sida uu sheegay Taliyaha Hoggaanka Qorsheynta iyo Tababarada S\/guuto Xasan Calasoow Maxamuud.<\/p>\n<p>Askarta tababarka ka faa\u2019iideysatay ayaa kala ahaa 5 sarkaal, 11 kormeer, 6 S\/xigeen iyo 7 dablay ah. Saraakiisha Boliiska ayaa sheegay intii tababarka uu socday in ay fududeeyeen, Turjumaayaal maclimiin ah, kuwaas oo ka kala socday ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliya, ayaa sheegay 30-ka xubnood ee ka faa\u2019iideystay tababarka in ay qaateen casharo ku saabsan, Habraaca la dagaallanka Jabhadaha iyo Argagixisada, farqiga u dhaxeeya Jabhad iyo Argagixiso, xaalladdaha ay ku abuurmaan jabhadaha, doorka Boliiska ee la dagaalanka jabhadaha iyo casharo kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale tababarka ayaa waxaa qeybtiisii labaad lagu bartay, Xuquuqul Aadanaha, Saameynta Colaaduhu ay ku reebtay bulshada, awooda Boliiska ee ilaalinta bulshada, Gabood falada kadhanka ah jinsiga, \u00a0ilaalinta carruurta iyo xuquuqahooda, qaabka loo wareysto carruurta oo casharo kale, sida uu sheegay Taliyaha Hoggaanka Qorsheynta iyo Tababarada S\/guuto Xasan Calasoow Maxamuud.<\/p>\n<p>Taliska ayaa sheegay in dhammaan duruusta ay ciidanka ku barteen fasallo iyo si ficil ah, waxaana tabarkaasi uu socday muddo 10 maalmood ah.<\/p>\n<p>Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa door aad u weyn ka qaatay nabad-gelyada dalka Soomaaliya gaar ahaan tan magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39480\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39482\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-6-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39483\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; 30 xubnood oo ka tirsan ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu soo xiray Magaalladda Muqdisho, sida uu sheegay Taliyaha Hoggaanka Qorsheynta iyo Tababarada S\/guuto Xasan Calasoow Maxamuud. Askarta tababarka ka faa\u2019iideysatay ayaa kala ahaa 5 sarkaal, 11 kormeer, 6 S\/xigeen iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39484,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39479","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39479"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39485,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39479\/revisions\/39485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}