{"id":39472,"date":"2017-08-31T19:17:01","date_gmt":"2017-08-31T16:17:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39472"},"modified":"2017-08-31T19:55:37","modified_gmt":"2017-08-31T16:55:37","slug":"banka-carafo-oo-ay-maanta-taaganyihiin-labo-million-muslimiinta-caalamka-ka-kala-socota-illaah-haka-aqbalo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/banka-carafo-oo-ay-maanta-taaganyihiin-labo-million-muslimiinta-caalamka-ka-kala-socota-illaah-haka-aqbalo\/","title":{"rendered":"Banka Carafo oo ay Maanta Taaganyihiin Labo Million Muslimiinta Caalamka ka kala socota illaah haka Aqbalo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/carafo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/carafo.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/carafo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/carafo-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qiyaastii laba Million oo Muslimiin ah oo ka kala yimid Adduunka oo dhan ayaa maanta ku cibaadeysanaya buurta Carafat si ay u gutaan waajibka ugu weyn ee xajka.<\/p>\n<p>Kumanaan Soomaali ah oo ka baxay dalka iyo dibbadiisa ayaa ka mid ah Muslimiinta gudaneysa waajibaadka xadka ee sanadkan.<\/p>\n<p>Faa\u2019iidooyinka ay leedahay Maalinta Carafo ayaa ah mid aad u weyn, waxaana muslimiinta looga baahan yahay in maanta oo kale ay ka faa\u2019iideystaan, isla markaana duceystaan.<\/p>\n<p>Dowladda Sacuudiga ayaa sanadkan adeegyo cusub ku soo kordhisay Xajka, kadib markii sanadkii hore is buurasho ka dhacday Mina ay ku dhinteen boqolaal qof.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xujeyda ayaa maanta marka ay qoraxdu dhacdo waxay u dareeri doonaan dhanka Musdalifa, si ay habeenkooda ugu qaataan alle bari, ama ay u dhameystiraan waajibaadkooda xajka, waxaana ay isku jamcin doonaan salaada maqrib iyo cisho.<\/p>\n<p>Maalinta berri oo ah 10-ka Carafo waa Maalinta Ciidul Adxa , waa ciidaha uu Islaamku weyneeyo, waxaana looga baahan yahay Muslimiinta inay sadaqo la baxaan, qofkii awoodana uu gowraco neef, si uu u sadaqeysto.<\/p>\n<p>Hadaba waxaa dhamaan Umaddaha Islaamka, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa soo galida Ciida Carafo, anagoo Alle uga baryaynay dambi dhaaf, naxariis iyo in Alle dhibka ka dulqaado.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Qiyaastii laba Million oo Muslimiin ah oo ka kala yimid Adduunka oo dhan ayaa maanta ku cibaadeysanaya buurta Carafat si ay u gutaan waajibka ugu weyn ee xajka. Kumanaan Soomaali ah oo ka baxay dalka iyo dibbadiisa ayaa ka mid ah Muslimiinta gudaneysa waajibaadka xadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39472","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39472"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39475,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39472\/revisions\/39475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}