{"id":39463,"date":"2017-08-31T18:02:53","date_gmt":"2017-08-31T15:02:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39463"},"modified":"2017-08-31T18:10:09","modified_gmt":"2017-08-31T15:10:09","slug":"ciidamadda-dalka-ciraaq-oo-iska-caabin-kala-kulmey-magaalada-tal-cafar-xaalada-magaaladu-waa-sidee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/ciidamadda-dalka-ciraaq-oo-iska-caabin-kala-kulmey-magaalada-tal-cafar-xaalada-magaaladu-waa-sidee\/","title":{"rendered":"Ciidamadda Dalka Ciraaq oo iska Caabin kala kulmey Magaalada Tal Cafar Xaalada magaaladu waa sidee?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tal-cafar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39464\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tal-cafar.jpg\" alt=\"\" width=\"879\" height=\"494\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tal-cafar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tal-cafar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 879px) 100vw, 879px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamada Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in ay la kulmayaan iska caabin adag oo kaga imanaysa dagaalyahanada kooxda Daacish oo ku jira magaalo yar kadib markii ay ka carareen magaalladda Tal Cafaar.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah saraakiisha u hadlay ciidada Ciraaq ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in dagaalka ka dhacaya magaalladda Cayaadiya uu xitaa ka adagyahay kii ka dhacay magaalladda Mosul.<\/p>\n<p>Taliyeyaasha ayaa kor u qaaday duqeynta cirka iyo madaafiicda goobta, iyaga oo sidoo kale dalbaday gurmad.<\/p>\n<p>Maalintii axadda ayay militariga sheegeen in ay xoreeyeen gabi ahaanba magaalada Tal Cafaar, halkaasi oo ahayd meeshii ay ku xoog badnaayeen kooxda Daacish.<\/p>\n<p>Waxa ay ahayd todobaad hawlgalo waaweyn oo duulaan ah ay ciidamada Ciraaq ku qaadeen magaaladan. Kaas oo ay ka qeybqaataan ciidamo gaaraya illaa 50,000 oo ka kooban qeybaha kala duwan ee ciidamada Ciraaq.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa sheegaya in boqolaal dagaalyahano ah oo ku hubeysan qoryaha toogta wanaagsan, mootarada, iyo gantaalada garabka la saarto ay fuuleen guryaha magaalada Cayadiya, taasi oo adkaysay in ay ciidamada horey u galaan magaalladda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Ciidamada Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in ay la kulmayaan iska caabin adag oo kaga imanaysa dagaalyahanada kooxda Daacish oo ku jira magaalo yar kadib markii ay ka carareen magaalladda Tal Cafaar. Mid ka mid ah saraakiisha u hadlay ciidada Ciraaq ayaa wakaaladda wararka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39464,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39463"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39465,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39463\/revisions\/39465"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}