{"id":39460,"date":"2017-08-31T17:41:09","date_gmt":"2017-08-31T14:41:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39460"},"modified":"2017-08-31T21:28:18","modified_gmt":"2017-08-31T18:28:18","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-suaalo-lagu-weydiiyey-kulan-muqdisho-xaley-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/xukuumadda-soomaaliya-oo-suaalo-lagu-weydiiyey-kulan-muqdisho-xaley-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo Su&#8217;aalo lagu weydiiyey kulan Muqdisho xaley ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/kulan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/kulan.jpg\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"645\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/kulan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/kulan-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulan loogu magac daray \u201cMaqal Dadkaaga\u201d, oo uu soo qaban-qaabiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay lagu qabtay Magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa wariyaasha ay su\u2019aallo ku weydiinayeen qaar kamid ah golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Md. Xasan.<\/p>\n<p>Xasan Cali Khayre, ayaa madasha kusoo bandhiga muuqaal soconayay 10 daqiiqo, kaas oo lagu soo bandhigay waxyaabihii xukuumadda u qabsoomay bishii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Su\u2019aallaha ayaa inta badan waxaa ay ahaayeen kuwo furan, mana jirin kala soocida su\u2019aallaha, marka la fiiriyo dhiiranaanta weydiinta su\u2019aallaha iyo jawaabaha ay bixinayeen wasiiradda iyo RW.<\/p>\n<p>Taliyaha hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Hantidhowrka guud ayaa kulanka qeyb-ka ahaa. Taliyaha Nabad sugida ayaa sheegay, in dhawaan ay qorsheynayaan in labada Shabeelle iyo Muqdisho ay ka dhigaan meel la isku haleyn karo.<\/p>\n<p>\u201cAmniga Caaaimadda wax badan \u00a0ayaa laga qabtay tan iyo markii la dhisay Ciidanka Xasilinta caasimada waxaana loo diiday Argagixisada in ay dhibaato ka geystaan Magaalladda ,hadadna waxaa noo qorsheysan sidii aan u xasilin laheyn Gobalada dariska la \u00a0ah Gobolka Banaadir\u201d ayuu yiri Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda Qaranka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in dhawaan uu ka guuri doono madaxtooyada uuna deegaan ka dhigan doono mid kamid ah degmooyinka Gobolka, si uu u dhexgalo dadka shacabka ah ee uu xilka u hayo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Md. Xasan ayaa beeniyay wararka sheegaya in isku shaandheen uu ku sameynayo golihiisa wasiiradda, isagoona kulanka Maqal Dadadkaaga uu sheegay in uu noqon doono mid bishiiba mar la qabto.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Kulan loogu magac daray \u201cMaqal Dadkaaga\u201d, oo uu soo qaban-qaabiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay lagu qabtay Magaalladda Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa wariyaasha ay su\u2019aallo ku weydiinayeen qaar kamid ah golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Md. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39462,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39460\/revisions\/39462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}