{"id":3946,"date":"2011-11-02T13:05:02","date_gmt":"2011-11-02T13:05:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3946"},"modified":"2011-11-02T13:05:02","modified_gmt":"2011-11-02T13:05:02","slug":"sh-xasan-daahir-aweys-oo-shacab-reer-muqdisho-ugu-baaqay-dagaal-uu-ku-sheegay-jihaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/sh-xasan-daahir-aweys-oo-shacab-reer-muqdisho-ugu-baaqay-dagaal-uu-ku-sheegay-jihaad\/","title":{"rendered":"Sh.Xasan Daahir Aweys Oo Shacab Reer Muqdisho Ugu Baaqay Dagaal Uu Ku Sheegay Jihaad"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sar Sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa ugu baaqay mid ka mid ah dhalinyarada beelaha Soomaaliyeed in ay ku soo biiraan ururka Al-Shabaab islamarkaana ay ka qeyb qaatanaan Waxa uu Ku Sheegay Jihaadka Ka Soconaya Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xasan Daahir Oo Horay U \u00a0Ahaa Amiirka Ururkii Bur burey ee Xisbul ISlaam haatanna ka mid ah Saraakiisha Sar Sare Ee Xarakada mujaahidiinta Al-shbaab oo kula kulmay deegaanka loo barakacay ee Ceelasha Biyaha odayaasha dhaqanka\u00a0 mid ka mid ah beelaha dega gobolada dhexe ee dalka\u00a0 ayaa ka codsaday odayaasha in ay u saxiixaan in dhalinyarada beesha ay Ka Qeyb Qaadato Dagaalka uu Ku Sheegay In uu Yahay Jihadla Islamarkaana ku biirto Xarakada \u00a0Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Hadalkaani ka Soo baxay Sh.xasan daahir ayaanan aheyn Ma aha markii ugu horeysey ee uu Shiikh Xasan Daahir ku baaqo in dagalada dalka laga qeybgalo hase yeeshee baaqan hadda uu soo jeediyey ayaa ah mid beel gaar ah.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sar Sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa ugu baaqay mid ka mid ah dhalinyarada beelaha Soomaaliyeed in ay ku soo biiraan ururka Al-Shabaab islamarkaana ay ka qeyb qaatanaan Waxa uu Ku Sheegay Jihaadka Ka Soconaya Dalka Soomaaliya. Xasan Daahir Oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3946","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3946"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3946\/revisions\/3949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}