{"id":39443,"date":"2017-08-30T01:14:46","date_gmt":"2017-08-29T22:14:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39443"},"modified":"2017-08-30T01:15:09","modified_gmt":"2017-08-29T22:15:09","slug":"goaankii-ay-wasaarada-ganacsiga-iyo-warshaduhu-ku-kala-dirtey-rugta-ganacsiga-oo-ganacsatada-qaarkeed-taageertey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/goaankii-ay-wasaarada-ganacsiga-iyo-warshaduhu-ku-kala-dirtey-rugta-ganacsiga-oo-ganacsatada-qaarkeed-taageertey\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii ay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshaduhu ku kala Dirtey Rugta Ganacsiga oo Ganacsatada Qaarkeed Taageertey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/ganacsato-rugta-ganac.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39444\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/ganacsato-rugta-ganac.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"650\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/ganacsato-rugta-ganac.jpg 641w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/ganacsato-rugta-ganac-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen ganacsato Soomaaliyeed ayaa lagu taageeray go\u2019aankii wasaarada ganacsiga ay ku kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ganacsata iyo dadkii kala duwanaa ee ka hadlay kulanka ayaa si weyn u taageeray una soo dhaweeyay in Wasaarada Ganacsiga kala dirto Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda dowladda ayeey ugu baaqeen in ay taageeraan go\u2019aanka wasaarada ganacsiga ku kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasaarada ganacsiga ayaa maalintii shalay wareegto ka soo baxday ku sheegtay in gabi ahaanba la baabi\u2019iyay Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, iyadoo ku baaqday doorasho cusub in guud ahaanba ganacsatada Soomaaliyeed arintaa iska arkaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">War ka soo baxay ganacsatada ayaa lagu yiri :<\/p>\n<p align=\"justify\">War-saxaafadeed kaani wax siyaasad ah lug kuma laha, sidoo kale Jacayl ama nacayb qof ama koox shaqo kuma lahan.<\/p>\n<p>Wax shaqo ama dan ah oo ay ganacsiga magaaladaan u hayeen nimankii ay shalay kala dirtay Wasaaradda Ganacsigu majirin haba yaraatee.<\/p>\n<p>Sax ma\u2019ahayn sheegashadooda ahayd in loo dootay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in dib loo akhriyo warqaddii uu qoray Wasiirkii Ganacsiga ee taariikh 09\/03\/2017. Halkaas waxaa ku cad in aysan jirin cid wakiil ka ahayd ganacsatada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xaq ma ahayn mana jirto sabab ay wasaaradda maaliyaddu u siiso lacag canshuur ah koox ganacsato ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Canshuurtaas oo laga aruuriyey ganacsato masaakiin ah lagana yaabo in ay ku khasaareen badeecaddii canshuurta ay ka bixiyeen.<\/p>\n<p>Waxaan soo dhoweynaynaa doorasho xalaal ah iyadoo la tixgelinaayo qodobbada soo socda:<br \/>\nAqoon cilmi ah, iyo waayo aragnimo ka turjumeysa duruufaha dhaqaale iyo ganacsi ee waddanka,\u00a0Isla markaasna haysta kalsoonida Ganacsatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaan soo jeedineynaa in ganacsatadu taageerto go\u2019aankii Wasaaradda Ganacsiga taariikh 26\/08\/2017, isla markaasna lagu dhisayo Rug Ganacsi oo la wada leeyahay raallina la iskaga yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen ganacsato Soomaaliyeed ayaa lagu taageeray go\u2019aankii wasaarada ganacsiga ay ku kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Ganacsata iyo dadkii kala duwanaa ee ka hadlay kulanka ayaa si weyn u taageeray una soo dhaweeyay in Wasaarada Ganacsiga kala dirto Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Madaxda dowladda ayeey ugu baaqeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39443"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39446,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39443\/revisions\/39446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}