{"id":39434,"date":"2017-08-30T00:45:27","date_gmt":"2017-08-29T21:45:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39434"},"modified":"2017-08-30T00:52:18","modified_gmt":"2017-08-29T21:52:18","slug":"hagaajinta-hanaanka-maaliyadda-soomaaliya-shir-ku-saabsan-oo-muqdisho-lagu-qabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/hagaajinta-hanaanka-maaliyadda-soomaaliya-shir-ku-saabsan-oo-muqdisho-lagu-qabtey\/","title":{"rendered":"Hagaajinta Hanaanka Maaliyadda Soomaaliya Shir ku saabsan oo Muqdisho lagu Qabtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/MAALIYADA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39436\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/MAALIYADA.jpg\" alt=\"\" width=\"833\" height=\"625\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/MAALIYADA.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/MAALIYADA-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 833px) 100vw, 833px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaalle Beylle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay ka qeyb-galayaan ilaa Sagaal wasaaradood iyo xafiiska xisaabiyaha guud ee Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan oo ku saabsan hagaajinta hannaanka maaliyadeed ee dalka waxaa goob joog ka ah xisaabiyayaal ka kala socda wasaaradaha ugu muhiimsan ama ugu shaqada badan xukuumada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisaabiyaha guud ee Qaran Axmed Yuusuf Muumin \u2018Siraaji\u2019 oo ka hadlay furitaanka shirka ayaa sheegay in hada hannaanka maaliyadeed ee dalka uu aad uga wanaag-sanyahay sanado ka hor sidii uu ahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka maaliyada oo siddoo kale shirka ka hadlay ayaa ku dheeraaday sida loogu baahan-yahay in laga fogaado musuq-maasuqa, isagoo sheegay in dhawaan la rajeynayo in la gaaro isku filnaasho dhaqaale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii ugu damneeyay wasaaradda Maaliyaddu waxay waday shirar iyo tababaro kor loogu qaadayo aqoonta maamulayaasha maaliyadeed ee hey\u2019addaha dowladda si meesha looga saaro wax is daba \u2013marinta iyo musaqa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaalle Beylle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay ka qeyb-galayaan ilaa Sagaal wasaaradood iyo xafiiska xisaabiyaha guud ee Qaranka. Shirkan oo ku saabsan hagaajinta hannaanka maaliyadeed ee dalka waxaa goob joog ka ah xisaabiyayaal ka kala socda wasaaradaha ugu muhiimsan ama ugu shaqada badan xukuumada. Xisaabiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39436,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39434","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39434"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39438,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39434\/revisions\/39438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}