{"id":3942,"date":"2011-11-02T12:40:18","date_gmt":"2011-11-02T12:40:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3942"},"modified":"2011-11-02T12:40:18","modified_gmt":"2011-11-02T12:40:18","slug":"ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafuud-ka-socota-ha%e2%80%99adda-bisha-cas-ee-uae","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafuud-ka-socota-ha%e2%80%99adda-bisha-cas-ee-uae\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wazaare Gaas Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafuud Ka Socota Ha\u2019adda Bisha Cas Ee UAE"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/wafdi1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3944\" title=\"wafdi\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/wafdi1.jpg\" alt=\"\" width=\"355\" height=\"257\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong><\/strong><strong>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Soomaaliya ayaa xalay Xafiiskiisa ku qaabilay Wufuud ka socda Hay\u2019adda bisha cas waxa uuna uga mahad celiyey dowlada isutagga Imaaraadka Carabta iyo shacabkeedaba deeqaha ay soo gaarsiiyeen shacabka Soomaaliyeed ee abaaraha daashaday<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wzaare Gaas oo xalay qaabilay Wefdigasi ka socda Hay\u2019adda bisha cas ee dalka <strong>UAE<\/strong> oo uu horkacayo <strong>Mohamed Kalifa Al-kamazi <\/strong>oo ah Madaxa xafiiska Hay\u2019adda bisha cas ee dalkaasi ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aaney marna ilaawi doonin taageerada hagar la\u2019aaneed ee ay u hayayaan <strong>UAE<\/strong><\/p>\n<p>Mudne Gaas ayaa sidoo kale uga mahad celiyey Hay\u2019adda bisha cas ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta deeqaha wax ku oolka ah ee ay had Iyo Jeerba soo gaarsiiyaan Barakacayaasha ku jira xerada Kuyaala Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong><\/strong><strong>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Soomaaliya ayaa xalay Xafiiskiisa ku qaabilay Wufuud ka socda Hay\u2019adda bisha cas waxa uuna uga mahad celiyey dowlada isutagga Imaaraadka Carabta iyo shacabkeedaba deeqaha ay soo gaarsiiyeen shacabka Soomaaliyeed ee abaaraha daashaday Ra\u2019iisul Wzaare Gaas oo xalay qaabilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3942","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3942"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3945,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3942\/revisions\/3945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}