{"id":39395,"date":"2017-08-29T00:48:08","date_gmt":"2017-08-28T21:48:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39395"},"modified":"2017-08-29T00:50:30","modified_gmt":"2017-08-28T21:50:30","slug":"deegaanka-xeraale-oo-wafdi-ka-socda-maamulka-galmudug-nabadeyn-u-tageen-kadib-dagaalo-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/deegaanka-xeraale-oo-wafdi-ka-socda-maamulka-galmudug-nabadeyn-u-tageen-kadib-dagaalo-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Deegaanka Xeraale oo Wafdi ka socda Maamulka Galmudug Nabadeyn u Tageen kadib Dagaalo ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeeraale-gudi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeeraale-gudi.jpg\" alt=\"\" width=\"855\" height=\"641\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeeraale-gudi.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/xeeraale-gudi-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 855px) 100vw, 855px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wefdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlada-gobolleedka Galmudug , ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray deegaanka Xeraale oo dhawaan ay ku dagaallameen maleeshiyo deegaanka ah iyo dagaalyahanno ka tirsan ururka Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa la kulmay qaar kamid ah waxgaradka deegaanka, iyagoo wax laga xukmaado ku tilmaamay dagaalladii dhawaan ka dhacay deegaanka.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Galmudug oo kamid ahaa xubnaha wefdigaasi uu ka kooban yahay oo la hadlay warbaahina dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay ujeedka socdaalkooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u imaanay halkani in aan u kuurgalno xaaladda deegaanka iyo nolosha shacabka, runtii magaalladda way haawanaysa, 2% boqolkiiba oo kaliya ayaa soo laabtay dadka dagaallada ka barakacay, waxaan ugu baaqeynaa shacabka in ay guriyahooda ay dib ugu soo laabtaan\u201d, ayuu yir Wasiir Mursal C\/raxmaan.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa sababay in boqolaal qoys ay ka barakacaan deegaanadooda, hase yeeshee waxaa socda dadaalo la doonayo in dib loogu soo celiyo guryahooda lama xaliyo xiisadaha ka taagan deegaanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wefdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlada-gobolleedka Galmudug , ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray deegaanka Xeraale oo dhawaan ay ku dagaallameen maleeshiyo deegaanka ah iyo dagaalyahanno ka tirsan ururka Ahlu Sunna. Mas\u2019uuliyiinta ayaa la kulmay qaar kamid ah waxgaradka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39396,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39395","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39397,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39395\/revisions\/39397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}