{"id":39392,"date":"2017-08-28T22:56:56","date_gmt":"2017-08-28T19:56:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39392"},"modified":"2017-08-28T23:00:33","modified_gmt":"2017-08-28T20:00:33","slug":"deegaanka-bariire-oo-guddi-xaqiiqo-raadin-ah-kusii-jeedaan-si-ay-baaritaan-ugu-sameeyaan-xasuuqii-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/deegaanka-bariire-oo-guddi-xaqiiqo-raadin-ah-kusii-jeedaan-si-ay-baaritaan-ugu-sameeyaan-xasuuqii-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Deegaanka Bariire oo Guddi Xaqiiqo Raadin ah kusii Jeedaan si ay baaritaan ugu sameeyaan Xasuuqii ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gudi-bariire.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gudi-bariire.jpg\" alt=\"\" width=\"888\" height=\"563\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gudi-bariire.jpg 634w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gudi-bariire-300x190.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 888px) 100vw, 888px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddi wasiiro ah ayaa maanta ku wajahan deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo jimcihii lasoo dhaafay howlgal ay fuliyeen ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Maraykan-ka lagu dilay 10 qof oo rayid ah oo 3 ay carruur ahaayeen.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale).<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Guuleed Maxamed (Khadar), ayaa 26-kii bishan guddi u saaray dhacdadii deegaanka Bariire, waxaana uu sheegay in muddo 5 maalmood gudahood ay guddigaas warbixin buuxda ay ka keenaan sidii ay wax u dhaceen.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga oo uu guddoomiyaha u yahay wasiirka amniga waxaa looga fadhiyaa muddo Shan cisho ah ay jawaaab uga keenaan dhacdada ka dhacday deegaanka Bariire \u201csidaas waxaa \u00a0yiri ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Aug\/2017828636394806360701329Dad%20dhintay.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nEhelada dadkii dhawaan lagu dilay deegaanka Bariire ayaa diiday in ay meydadka aasaan, ilaa sida ay hadalka u dhigeen dowladda Soomaaliya ka qiraneyso in ay ka danbeysay dilka dadkan rayidka ah.<\/p>\n<p>10 ruux ayaa la toogtay kaddib weerar ay wada jir uga fuliyeen degmada Bariire oo 50 km u jirta caasimada Muqdisho ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Mareykanka ah Jimcihii ina dhaafay.<\/p>\n<p>Ali Nur oo ah guddoomiye ku-xigeenka gobolka Shabeellaha hoose ayaa u sheegay wakaaladda wararka Reuters in aan dadkan la aasi doonin ilaa dowladda ay ka qiraneyso lagana bixiyo Magdhaw.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Sababta aan u diidnay in aan Aasno waa dowladda oo aan wali qirsaneyn in ay dilkan geystay ayuu yiri Ali Nuur oo la hadlay Reuters.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Guddi wasiiro ah ayaa maanta ku wajahan deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo jimcihii lasoo dhaafay howlgal ay fuliyeen ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Maraykan-ka lagu dilay 10 qof oo rayid ah oo 3 ay carruur ahaayeen. Guddigan ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39393,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39394,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39392\/revisions\/39394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39393"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}