{"id":39377,"date":"2017-08-28T01:28:10","date_gmt":"2017-08-27T22:28:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39377"},"modified":"2017-08-28T01:29:13","modified_gmt":"2017-08-27T22:29:13","slug":"xukuumadda-israaiil-oo-qafaalatey-800-caruur-falastiiniyiin-ah-sanadkan-aynu-ku-guda-jirno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/xukuumadda-israaiil-oo-qafaalatey-800-caruur-falastiiniyiin-ah-sanadkan-aynu-ku-guda-jirno\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Israa&#8217;iil oo Qafaalatey 800 Caruur Falastiiniyiin ah sanadkan aynu ku guda jirno."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/israaiil-qafaal-caruur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39378\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/israaiil-qafaal-caruur.jpg\" alt=\"\" width=\"900\" height=\"599\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/israaiil-qafaal-caruur.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/israaiil-qafaal-caruur-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Ciisa Qaraaqic oo ah madaxa hay;\u2019adda arimaha maxaabiista Falastiin ayaa sheegay in Israa\u2019iil ay bilawgii sanadkan ilaa hadda ay xoog ku qafaasheen 800 carruur Falastiiniyiin ah<\/p>\n<p align=\"justify\">Carruurtan ayaa la sheegay in ciidamada Israa\u2019iil ay siyaabo kala duwan u qafaasheen iyagoo qaarkooda loo geystay tacadi oo lagu furay rasaas nool iyo waliba xad-gudubyo kale oo ka baxsan bani\u2019adanimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bayaan uu soo saaray madaxa hay\u2019adda arrimaha maxabista Falastiin Ciisa Qaraaqic, ayuu ku sheegay in caruurtaasi qaar ka mid ah ay qabaan dhaawacyo halis ah oo loo geystay markii la qafaalanayay,wuxuuna cadeeyay in xadgudubyada ay ciidamada Israa\u2019iil kula kacaan dadyowga reer Falastiin ay tahay mid cad ,iyadoo carruurta Falastiin ay si joogta ula kulmaan dhibaatooyin kala duwan oo uga imanaya dhanka ciidamada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuuna ku baaqay in mujtamaca dowliga iyo ururada kale ee u dooda xuquul insaanka ay si deg deg ah wax uga qabtaan dhibaatoyinka Israa\u2019iil ay kula kacayso dadka reer Falastiin,talaabadasi oo ka dhan ah qanuunka caalamiga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa hay\u2019adda arrimaha maxabista Falastiin Ciisa Qaraaqic, wuxuu kaloo cadeeyay in makmadadaha Israa\u2019iil ay \u00a0ku ganaaxaan carruurta Falastiin %100 lacag aad u tira badan oo aan awoodin in ay iska bixiyaan islamarkaana lagu xukumo xabsiyo dhaadheer oo aan xamili Karin caruurta aan qaan gaarka aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ciisa Qaraaqic oo ah madaxa hay;\u2019adda arimaha maxaabiista Falastiin ayaa sheegay in Israa\u2019iil ay bilawgii sanadkan ilaa hadda ay xoog ku qafaasheen 800 carruur Falastiiniyiin ah Carruurtan ayaa la sheegay in ciidamada Israa\u2019iil ay siyaabo kala duwan u qafaasheen iyagoo qaarkooda loo geystay tacadi oo lagu furay rasaas nool iyo waliba xad-gudubyo kale oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39377","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39377"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39380,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39377\/revisions\/39380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}