{"id":39370,"date":"2017-08-28T00:05:05","date_gmt":"2017-08-27T21:05:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39370"},"modified":"2017-08-28T00:31:44","modified_gmt":"2017-08-27T21:31:44","slug":"deegaanka-golweyn-ee-gshhoose-oo-ay-ku-dagaalameen-ciidamada-dawlada-iyo-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/deegaanka-golweyn-ee-gshhoose-oo-ay-ku-dagaalameen-ciidamada-dawlada-iyo-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Deegaanka Golweyn ee G\/sh\/hoose oo ay ku Dagaalameen Ciidamada Dawlada iyo AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gweyn.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39371\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gweyn.jpeg\" alt=\"\" width=\"874\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gweyn.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/gweyn-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 874px) 100vw, 874px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in iska horimaad xoogan uu ku dhaxmaray deegaanka Golweyn ciidamada dowladda iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka oo dhacay subaxnimadii hore ee saakay labada dhinac isku adeegsadeen hub culus iyo madaafiic.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa sheegatay in ayaa sheegatay in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca kale sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda oo la hadlay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa beeniyay in laga qabsaday deegaankaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in ay iska difaaceen weerarkaas, islamarkaana dhinaca Al-shabaab ay uga fureen qori Ak47 ah sida uu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Deegaanka Golweyn ayaa ku taala meel istiraatiiji ah oo sahayda u marta ciidamada AMISOM ee ku sugan degmooyinka Buulo Mareer iyo Marka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in iska horimaad xoogan uu ku dhaxmaray deegaanka Golweyn ciidamada dowladda iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab. Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka oo dhacay subaxnimadii hore ee saakay labada dhinac isku adeegsadeen hub culus iyo madaafiic. Al-shabaab ayaa sheegatay in ayaa sheegatay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39370","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39370"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39373,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39370\/revisions\/39373"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}