{"id":39366,"date":"2017-08-27T23:56:17","date_gmt":"2017-08-27T20:56:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39366"},"modified":"2017-08-27T23:56:42","modified_gmt":"2017-08-27T20:56:42","slug":"magaalada-bweyne-ee-ghiiraan-oo-laga-sameeyey-koox-ciidamo-la-dagaalama-kuwa-isbaarada-dhigta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/magaalada-bweyne-ee-ghiiraan-oo-laga-sameeyey-koox-ciidamo-la-dagaalama-kuwa-isbaarada-dhigta\/","title":{"rendered":"Magaalada B\/weyne ee G\/hiiraan oo laga Sameeyey Koox Ciidamo la Dagaalama Kuwa Isbaarada Dhigta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/bweyne-la-dagaalan-isbaro.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39367\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/bweyne-la-dagaalan-isbaro.jpeg\" alt=\"\" width=\"841\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/bweyne-la-dagaalan-isbaro.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/bweyne-la-dagaalan-isbaro-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 841px) 100vw, 841px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka degmada Beledweyen iyo gobolka Hiiraan ayaa sheegay in markii ugu horeysay la dhisay ciidamo loogu tala-galay in ay la dagaalamaan kooxaha isbaarooyinka dhigtay, islamarkaana xaqiijiyaan guud ahaanba amniga deegaannada hoostaga degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Aadan Axmed Xeefoow guddoomiyaha degmada Beledweyne ayaa sheegay in ciidamadan lagu amray in ay sigaar ah ula dagaalamaan kooxahA Jidgooyooyinka dhigta, islamarkaana dhibaateeya dadka rayidka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu sheegay in howlgallo ay horay u sameeyeen ay ku soo qab qabteen kooxo burcad ah oo dadka dhibaato ku hayay, islamarkaana ciidamadan diyaar u yihiin in ay magaalada Baladweyne iyo daafaheeda ka sifeeyaan sida uu hadalka u dhigay kooxaha isbaarooyinka u dhigtay dadka isaga kala goosha gobolka iyo qeybaha kale ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arintan ayaa imaneysa xili maamulka cusub ee gobolka Hiiraan oo uu dardar-galinayo howlaha la xiriira sugida amniga deegaannada ay dowladdu ka maamusho gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Beledweyen iyo gobolka Hiiraan ayaa sheegay in markii ugu horeysay la dhisay ciidamo loogu tala-galay in ay la dagaalamaan kooxaha isbaarooyinka dhigtay, islamarkaana xaqiijiyaan guud ahaanba amniga deegaannada hoostaga degmada. Aadan Axmed Xeefoow guddoomiyaha degmada Beledweyne ayaa sheegay in ciidamadan lagu amray in ay sigaar ah ula dagaalamaan kooxahA Jidgooyooyinka dhigta, islamarkaana dhibaateeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39367,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39366"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39369,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39366\/revisions\/39369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}