{"id":39362,"date":"2017-08-27T22:14:03","date_gmt":"2017-08-27T19:14:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39362"},"modified":"2017-08-27T23:42:36","modified_gmt":"2017-08-27T20:42:36","slug":"wasiirada-soomaaliya-oo-amar-lagu-siiyey-in-aaney-xog-siin-karin-warbaahinta-ogolaansho-laaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/wasiirada-soomaaliya-oo-amar-lagu-siiyey-in-aaney-xog-siin-karin-warbaahinta-ogolaansho-laaan\/","title":{"rendered":"Wasiirada Soomaaliya oo Amar lagu Siiyey in aaney Xog Siin karin Warbaahinta Ogolaansho la&#8217;aan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/amar-golaha-wasiirada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39363\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/amar-golaha-wasiirada.jpg\" alt=\"\" width=\"952\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/amar-golaha-wasiirada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/amar-golaha-wasiirada-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 952px) 100vw, 952px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed ayaa lagu amray xubnaha gollaha wasiirada in aysan isticmaali karin baraha bulshada iyo warbaahinta qeybaheeda kala duwan, iyagoo aan ogolaansho heysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraalka ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka ayaa lagu faray dhamaan wasiirada in aysan isticmaali karin baraha bulshada, Idaacadaha, Telefishinada iyo wixii la xiriira warbaahin, ay u baahan tahay in marka hore ogolaansho ka heystaan xafiiska ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxa la faray wasiirada in aanay ka hadli karin arrimo siyaasadeed oo xasaasi ah, isla markaana loo baahan yahay in la isla ogyahay mowduuca ay ka hadlayaan ee quseeya xukuumadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arintan ayaa ka danbeysay kaddib markii xubnaha gollaha wasiirada qoraalo iska soo horjeeda ama is burinaya ku faafiyeen Baraha Bulshada kuwaa oo la xiriira dhacdadii Bariire ee lagu dilay dadka rayidka, taasoo keentay in warbaahinta iyo bulshada inteeda kale ku jahwareeraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Akhriso Qoraalka ka soo baxay ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka :<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Aug\/2017827636393976627048461raid.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed ayaa lagu amray xubnaha gollaha wasiirada in aysan isticmaali karin baraha bulshada iyo warbaahinta qeybaheeda kala duwan, iyagoo aan ogolaansho heysan. Qoraalka ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka ayaa lagu faray dhamaan wasiirada in aysan isticmaali karin baraha bulshada, Idaacadaha, Telefishinada iyo wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39362","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39362"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39365,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39362\/revisions\/39365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}