{"id":39354,"date":"2017-08-27T21:24:21","date_gmt":"2017-08-27T18:24:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39354"},"modified":"2017-08-27T21:27:27","modified_gmt":"2017-08-27T18:27:27","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-u-mahadceliyey-doorka-midawga-yurub-ka-qaateen-arrimaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/madaxweyne-farmaajo-oo-u-mahadceliyey-doorka-midawga-yurub-ka-qaateen-arrimaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo u Mahad celiyey Doorka Midawga Yurub ka Qaateen Arrimaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-iyo-m-yurub.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39355\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-iyo-m-yurub.jpg\" alt=\"\" width=\"848\" height=\"565\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-iyo-m-yurub.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/farmaajo-iyo-m-yurub-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 848px) 100vw, 848px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo iyo Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa shalay la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos iyo wafdi uu hoggaaminayo.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen howlaha ay Midowga Yurub ka wadaan Soomaaliya iyo sidii loo dar-dargalin lahaa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub doorkooda ku aadan arrimaha Soomaaliya. Wuxuna xusay in Soomaaliya ay sameysay horumar dhinacyo badan leh mudadii ay ay jirtay dawladda uu hoggaamiyo.<\/p>\n<p>Alexandar Rondos, wakiilka midowga Yurub u qaabilsan bariga Africa ayaa cadeeyay in ay la jaan qaadayaan Soomaaliyada cusub, taasoo diyaar u ah iney samayso horumar, si bulshadeeda u helaan nabad iyo nolol.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in uu ku farxsan yahay kulan ka danjiraha midowga Yurub u qaabilsan geeska Africa oo ay Soomaaliya ka mid tahay, wuxuuna uga mahed-celiya howlaha muhiimka ah ee dalka ay ka hayaan iyo sida ay shacabka Soomaaliyeed u taageeraan xiligan muhiimka ah.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan aad ugu faraxsanahay in Midowga Yurub ay kordhiyeen ahmiyadooda shaqo ee dalka Soomaaliya,si ay u caawiyaan shacabka Soomaaliyeed, qaybna uga noqdaan horumarka ka bilowday dalka&#8221; ayuu yiri R\/W Khayre.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Safiirka Midowga Yurub ee Somalia Veronique Lorenzo, ayaa bartamihii bishan August waxaa ay sheegtay in ay shaqo u abuuri doonaan dhallinyaro Soomaaliyeed oo gaareysa ilaa 1,000.<\/p>\n<p>Hadalkaasi ayaa waxaa ay ka sheegtay mar ay la kulantay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre. Intii kulanka uu socday ayaa waxaa uu Khayre yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan safiirada uga mahad celiyey warqada qoraalka oo ay ku caddeynayaan midowha Yurub taageerada dhaqaale ee ay siiyaan Somalia, 2 Million oo Euro oo ka mid ah dhaqaalahaan waxay ku bixiyeen taageerada nooliiska, halka 2 Million oo kale ay ugu talogaleen in 1000 dhalinyaro ah shaqo loogu abuuro, 300 oo ka mid ahna jidda 30-ka lagu kabo iyo in dowlad goboleedyada la gaarsiiyo qeyb ka mid ah dhaqaalahaas.\u201d ayuu yiri ra\u2019iisul wasaare Kheyre oo sharxayay qoraalka lasoo gaarsiiyay oo lagu sharxay halka loogu talagalay dhaqaalaha midowga Yurub ku taageero Somalia.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo iyo Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa shalay la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos iyo wafdi uu hoggaaminayo. Mas\u2019uuliyiinta labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen howlaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39354"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39357,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39354\/revisions\/39357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}