{"id":39343,"date":"2017-08-26T19:42:05","date_gmt":"2017-08-26T16:42:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39343"},"modified":"2017-08-26T19:44:47","modified_gmt":"2017-08-26T16:44:47","slug":"maaamulka-kgalbeed-oo-dadka-shacabka-ah-uga-digey-in-ay-u-dacwoodaan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/maaamulka-kgalbeed-oo-dadka-shacabka-ah-uga-digey-in-ay-u-dacwoodaan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maaamulka K\/galbeed oo Dadka shacabka ah uga Digey in ay u Dacwoodaan Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/m-konfur-galbeed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39344\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/m-konfur-galbeed.jpg\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/m-konfur-galbeed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/m-konfur-galbeed-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Koonfur galbeed ayaa digniin adag u diray dadka garsoorka u raadsada degaanada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab .<\/p>\n<p align=\"justify\">Koonfur Galbeed waxa ay sheegtay in dadkaasi tilaabo adag laga qaadi doonto, islamarkaana cidii lagu helo la marsiin doono ciqaab adag.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada booliiska gobolka Baay iyo wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed Xassan Xusseen Eelaay, ayaa digniintaan si wadajir ah u soo saaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Col Mahad C\/raxmaan Aadan taliyaha ciidamada booliiska maamulka Koonfur Galbeed, ayaa shacabka Baydhabo ku nool u sheegay in aysan aadi karin dhulka Al-shabaab ay joogaan, sidoo kalena aysan u tagi karin arrimo Garsoor.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaxkamadda Al-shabaab dadka aada, oo \u00a0Al-shabaab u dacwooda ayaa la faray ciidamada booliiska in ay qabtaan golaha wasiirada ayaana-na faray, cidii lagu arko iyadoo \u00a0Al-shabaab u dacwoonaysa, in la soo qabto sharciga in la horgeeyo oo maxkamadda ciidamada la geeyo, tallaabo sharci ah ayaana laga qaadi doonaa.\u201d ayuu yiri taliyaha ciidamada booliska gobolka Baay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Koonfur Galbeed ayaa bilihii la soo dhaafay soo saaray digniino kala duwan oo ku wajahan dadka xiriirka la sameeya dagaalyahanada Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Maamulka Koonfur galbeed ayaa digniin adag u diray dadka garsoorka u raadsada degaanada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab . Koonfur Galbeed waxa ay sheegtay in dadkaasi tilaabo adag laga qaadi doonto, islamarkaana cidii lagu helo la marsiin doono ciqaab adag. Taliyaha ciidamada booliiska gobolka Baay iyo wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed Xassan Xusseen Eelaay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39343"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39346,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39343\/revisions\/39346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39344"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}