{"id":39334,"date":"2017-08-26T18:01:34","date_gmt":"2017-08-26T15:01:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39334"},"modified":"2017-08-26T18:02:57","modified_gmt":"2017-08-26T15:02:57","slug":"ehelada-dadkii-lagu-laayey-bariire-oo-diidey-in-la-aaso-iyo-magacyadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/08\/ehelada-dadkii-lagu-laayey-bariire-oo-diidey-in-la-aaso-iyo-magacyadooda\/","title":{"rendered":"Ehelada Dadkii lagu laayey Bariire oo Diidey in la Aaso iyo Magacyadooda!."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/meydka-dad-rayid-ah-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39336\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/meydka-dad-rayid-ah-2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/meydka-dad-rayid-ah-2.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/meydka-dad-rayid-ah-2-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/meydka-dad-rayid-ah-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39336\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/meydka-dad-rayid-ah-2.jpg\" alt=\"\" width=\"807\" height=\"605\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/meydka-dad-rayid-ah-2.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/meydka-dad-rayid-ah-2-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 807px) 100vw, 807px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>10 qof oo rayid ah oo saddex kamid ah ay yihiin carruur ayaa lagu dilay howlgal ay ciidamada Somalia iyo kuwa Maraykanka ay ka fuliyeen meel u dhow deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, habeen hore.<\/p>\n<p>Ehelada dadkii lagu laayay beer ku taallo deegaanka Bariire, ayaa warbaahinta Magaalladda Muqdisho, u soo bandhigay magacyada dadkii la laayay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa ay hadalkooda sii raaciyeen in aaney la aasi doonin maydadka illaa ay Dowladda Federalka Somaliya ay ka bixiso magdhaw.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka aqriso magacyada 9-aal qof.\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>1:Cali Aadan Axmed<\/p>\n<p>2: C\/fataax Yuusuf Cabdi<\/p>\n<p>3: Axmed Maxamed Yuusuf<\/p>\n<p>4: Sanay Jaamac Warsame<\/p>\n<p>5: Cali Cabdi Ibir<\/p>\n<p>6: C\/qaadir C\/laahi Diiriye<\/p>\n<p>7: Isaaq Cali Hanuun Dhalaweyn<\/p>\n<p>8: Maxamed Tooxow Cabdi<\/p>\n<p>9: Maxamed Axmed Cabdi<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C\/rashiid C\/llaahi Maxamed ayaa xaqiijiyay in howlgalkii ka dhacay agagaarka deegaanka Bariire ay fuliyeen ciidamada xoogga dalka, isagoo xusay in baaritaan uu socdo.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka oo howlgal ku jira ay rag hubeysan soo rasaaseeyeen, isagoo xusay in laga codsaday markii hore in hubka dhigaan, balse ay diideen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa lahu sheegay in howlgal Ciidamada xoogga dalka iyo ciidamada caalamiga ay ku qaadeen agagaarka Bariire ay ku dileen siddeed xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ciidamada dowladda Somalia Axmed Jimcaale Cirfiid, ayaa beeniyay war ka soo baxay saraakiil dowladda ka tirsan oo sheegay in howlgalkaasi lagu dilay 8 ka tirsan al-Shabaab.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan xaqiijinayaa in dadka dhintay ay yihiin rayid, haatanna maydkoodii wuxuu yaalla cisbitaal Muqdisho ku yaalla&#8221; Sidaas waxaa yiri Taliye Cirfiid.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39260\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/tabarak2341-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39262\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; 10 qof oo rayid ah oo saddex kamid ah ay yihiin carruur ayaa lagu dilay howlgal ay ciidamada Somalia iyo kuwa Maraykanka ay ka fuliyeen meel u dhow deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39334","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39334"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39334\/revisions\/39337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}